Browsing: Caalamka
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa shaaciyey in kulanka aadka loo sugayo ee madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi…
Dowladda Ethiopia ayaa ku dhawaaqday inay iibineyso shirkado waaaweyn oo ay dowladdu lahayd ka dhigaysa kuwa madax-bannaan, kuwaasi oo qeybo…
Dowladda yar ee Khaliijka Carabta ku taalla ee Qatar ayaa raadineysa inay ka mid noqoto Isbaheysiga Dalalka Gaashaanbuurta NATO.
Ilhaan Cumar oo ah haweeney Somali-Mareykan ah oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka hoose ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa…
Wiil Somali-American ah oo 16 sano jir ah ayaa ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee Quraan akhrista ee Dubai oo…
Dowladda wadaaga ah ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay si dhamaystiran u aqbashay oo ay hirgelinayso heshiiskii nabada ee…
Wasiirka arrimaha dibadda ee Qadar Maxammed bin C/raxman Al Thani ayaa sheegay inay dalkiisu ka guuleysatay go’doominta ay dalkiisa ku…
Xukuumadda Sacuudiga ayaa markii ugu horreysay haweenka dalkaasi siisay ruqsadda ama Lleysinka gawaarida muddo toboneeyo sano ah.
Baarlamaanka dowladda Federaalka Itoobiya ayaa laalay xaaladdii degdegga ahayd ee dalka sarnayd tan iyo bishii Maarso ee sanadkan oo mar…
Ra’iisal wasaarihii dalka Urdun Hani AlMulqi ayaa is-casilay ka dib markii dhowr maalmood ay dalkaasi ka socdeen dibadbaxyo looga soo…
Ugu yaraan 7 qof ayaa ku geeriyootay, 9 kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday kulan…
Dagaalka muddada sanadka ah ka dhaxeeya Qatar iyo dalalka Sucuudiga iyo kuwa kale xulufada ah ayaa la’isu adeegsanayaa nooc cusub…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku hanjabtay inay tallaabo milateri ka qaadi doonto dalka Qatar haddii ay dhacdo inuu soo iibsado gantaallaha…
Mareykanka ayaa codka diidmada qayaxan ee VETO u adeegsadya inuu ku hor istaago Qaraarka ay soo diyaarisay Kuwait oo Golaha Ammaanka…
Dagaal ganacsi oo aan hore loo arag ayuu qarxiyey Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isagoo ku sii socda canshuurta uu kusoo…
Hay’adda Xuquuqda Aadnaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Ethiopia inay si deg deg ah u kala dirto ciidamada…
Roman Abrahomovich oo ah nin maalqabeen ah oo leh kooxda Ingiriiska ka dhisan ee Chelsea, una dhashay Ruushka ayaa la…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa si kulul u beenisay war kasoo yeeray Madaxweynaha Faransiiska oo ku saabsan in Sacuudiga ay…
Dowladda Turkiga ayaa iska fogeysay in saldhigga milateri ee ay ku leedahay Soomaaliya iyo howlaha gargaar ee ay dalkaasi ka…
Dowladda Qatar ayaa soo saartay Amar ay ku mamnuucday in dalkeeda loo iib geeyo badeecadaha ay soo saaraan dalalkii go’doomiyey…
