Browsing: Caalamka
Dabley la sheegay inay yihiin Alshabaab ayaa weerar kale ku qaaday degaanka Mandheera ee dalka Kenay iyadoo qasaare ka geystay…
Askartii Uganda ee lagu dilay weerarkii Golweyn ee Gobolka Sh/Hoose ayaa laga dejiyay garoonka Entebbe ee duleedka magaalada Kampala.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqaya xasilooni, kadib xasilooni darro ka dhalatay dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa guddiga…
Shiinaha ayaa si rasmi ah uga furtay dalka Jabuuti saldhigii milateri ee ugu horeeyay, kaasoo dalkaasi ka dhisto dal dibedda.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani oo sii gaboobaya ayaa sheegey in waligiis uusan xanuunsanin intii uu madaxweynaha ahaa.
Iyadoo ay bishii labaad gashay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka tagaan Khaliijka ayaa fadeexad kale ay ku soo baxday dalk Imaaraadka…
Agaasimihii Warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa xilka ka tegay sida ay shaacisay Warbaahinta Mareykanka.
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa ku amray Mareykanka inay 755 ka dhimaan shaqaalahooda diblomaasiyeed, isaga oo uga jawaabaya cunaqabateenta Mareykanka…
Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda ayaa war kasoo saartay qasaraha weerarkii ciidamada Uganda ee AMISOM lagu qaaday shalay Gobolka Shabeellaha hoose.
Booliska dalka Australia ayaa ka hortagay qorshe argagixisinnimo ah oo looga gol-lahaa in lagu soo rido diyaarad, sida uu sheegay…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa Gantaal nooca Balastikada ah ku riday dalka Sacuudiga iyadoo ku weeraray dhinaca magaalada barakeysan ee Maka…
Koox Hubeysan ayaa xilligan weerar ku heysta Guriga Madxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u magacaabay xoghayihiisa Amniga gudaha John Kelly inuu noqdo madaxa Shaqaalaha Aqalka Cad, kadib marki…
Ra’iisalwsaaraha dalka pakistan, Nawaz Shariif ayaa xilka iska casilay ka dib markii maxkmadda ugu sarreysa dalkaasi ay go’aamisay inuusan u…
Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabada gantaala awood u leh in uu hawada u xanbaaro satellitka ,maalma…
Guddi ka tirsan Q/Midoobay ayaa Isbaheysiga Sacuudiga ku eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii lagu dilay 42 qaxooti Soomaali ah oo…
Isbaheysiga Sacuudiga ee ka xayiraadda ku soo rogay dalka Qatar ayaa soo saaray liis kale oo ku saabsan kooxo iyo…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa gaaray dalka Marooko, safar dalxiis ah oo la sheegay inuu muddo qaadan doono.
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayin Erdogan ayaa si weyn oo diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dooxa ee dalka Qadar.
