Browsing: Caalamka
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta soo saaray baaq aan hore loo arag, isagoo ku boorriyay “dhammaan Itoobiyaanka awoodda…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray goor dhoweyd gaaray magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaas oo uu galabta…
War kasooo baxay Hay’adaha Amniga Dowladda Feeraalka ayaa lagu sheegay in laga hortegay oo la burburiyey gawaari qaraxyo lagu diyaariyey.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa yeelanaya kulan dood furan ah oo looga hadlayo amniga badda Soomaaliya.
Dowladda Kenya ayaa dhisme cusub oo safaaradeed ka furatay magaalada Muqdisho, iyadoo xiriika labada dal uu galay marxalad cusub.
War-murtiyeed ka kooban 10 Qodob oo ku saabsan xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa laga soo saaray wadahadal magaalada Muqdisho…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo…
Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa goor dhoweyd soo gaartay magaalada Muqdisho.
Sacuudiga ayaa shaaciyey inuu si tartiib tartiib ah u furi doono dalkiisa, isla markaana qaban doono codsiyada Cumrada ee muslimiinta…
Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii faafay gobollada kale ee Amxaarada iyo Cafarta, iyadoo laga cabsi qabo inuu dagaal…
Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dartay afhayeenka maleeshiyada Al-shabaab Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo Cabdulqaadir Maxamed…
Ciidamad Jabhadda Tigray ee Itoobiya ayaa la qabsaday magaalada Lalibela ee taariikhiga ah, kana tirsan is-maamulka Amxaarada.
Madaxweynaha cusub ee Iran oo la caleemo saaray xilli ay Israel iyo UK dagaal ugu hanjabeen dalkaasi
Madaxweynaha cusub ee dalka Iiraan Ibrahim Ra’iisi ayaa maanta loo caleemo saaray xilka, kadib doorashadiisii guuleystay doorashadii dhowaan dalkaasi ka…
Taliyah ciidamada Jabhadda ee Tigray Gen. Tsadkan Gebretensae ayaa digniin culus u diray dowladda Itoobiya, isagoo sheegay sida kaliya ee…
Dagaalada Qowmiyadaha Soomaalida iyo Cafarta ee dalka Itoobiya ayaa saameyn ku yeeshay kuna fiday dalka Jabuuti, markii ay iska hor…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaki weyn ka muujiyey Dab isku mar ka kacay Keymaha magaalooyin badan oo ku…
Dhalinyaro Soomaali ah oo careysay ayaa xanibtay oo jartay Wadadda Tareenka ee isku xira dallaka Jabuuti iyo Itoobiya oo ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal dad badan ku dhinteen oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya, kadib weerar…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay sababta uu Midowga Yurub kala bar uga jartay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabka u dhoofay magaalada London ee dalka…
