Browsing: Caalamka
Ciidamada Amniga dalka Tunisia ayaa saaka Waaberigii xiray xarunta Baarlamaanka ee caasimadda Tunis, iyagoo kahor istaagay Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xildhibaannada…
Madaxweynaha Tunisia Qeys Saciid ayaa xilkii ka qaaday Ra’iisal wasaarihii dalkaasi, isla markaana casilay xukuumadii dalkaasi, isagoo ku dhawaaqay in…
Hadal heyn weyn iyo diidmo wadata caro ayaa ka dhalatay dalka Uganda, kadib markii toddobaadkan lacag ku dhow 30 milyan…
Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa shaaciyey sababtii keentay inay duqeyn dhinaca cirka ah ku taageeraan ciidamada Soomaaliya ee ku…
lhaan Cumar oo ka tirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress), kana soo jeeda Soomaaliya ayaa madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ka…
Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa lacag gaareysa $100 milyan Dollar ugu deeqay dadka Yeman si…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa qaatay mowqif culus oo uu ka qaatay xal laba-dal ah oo laga hirgeliyo jasiirada…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa War kasoo saaray duqeyntii horreysay muddo lix bilood ah oo ahayd weerar duqeyn lagu qaaday kooxda…
Waxaa maanta guud ahaan Soomaaliya iyo dunida Islaamka looga dabaaldegayaa maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa oo ah mid ka…
Dagaalka Itoobiya oo ku fidaya Gobollada Amxaarada iyo Cafarta (TPLF oo weerar ku qaaday Oromo ku..)
Dagaalka Waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa kusii fidiaya is-maamullada kale ee Itoobiya, kadib weerar ay qaadeen ciidamada Tigreega oo galay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay shaacisay in la dhammeystiray buuxintii labaad ee Biyo xireenka weyn…
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee degaankaasi waxa uu ka sagootiyay ciidamo badan oo ka tirsan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor timid, kana carootay Warbixin ka soo baxday Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee…
HoggaankaJabhada TPLF ee gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia ayaa shaaciyeyin ay sii daayeen ilaa kun askari oo ay ku qabsadeen…
Xujeyda sanadkan ayaa maanta oo Sabti ah bilaabaya inay tegaan magaalada Makka Al-Mukarramah, si ay ugu diyaar garoobaan bilaabista acmaasha…
Madaxweynaha muddo xileeedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo duco u diray dadka Turkiga ee ka hortegay…
Xaaladda Itoobiya ayaa kasii dareysa iyadoo ay dagaallo culus ka socdaan Gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya oo jabhadda TPLF ay…
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa dhaartay inuu iska caabin doono, kana hortegi doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib weerarrada rogaal…
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu qarka u saaran yahay inuu soo galo Naadiga dalalka ugu…
