Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya Donald Trump ayaa ugu danbeyn aqbalay inuu xilka wareejiyo daqiiqado, kadib markii Koongareeska Mareykanka…
Labada Aqal ee Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd ansixiyey Doorashada Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden, halka ku xigeen u…
Baraha bulshada ee caank ah sida Twitter iyo Facebook ayaa meesha ka saaray farriimo uu soo dhigay Donald Trump, iyagoo…
Taegeerayaasha madaxweyne Donald Trump oo kumanaan ah oo xoog ku qabsaday muddo saacado ah xarunta Koongareeska Mareykanka ee Capitol Hill…
Taageerayaasha Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaanayo ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku qamaamay xarunta Koongareeska Mareykanka ee ay ka socotay…
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya Donald Trump ayaa hoggaaminaya Bannaanbax ay taageerayaashiisa uga soo horjeedaan natiijada Doorashada Madaxweynaha oo…
Nin Madow ah oo ku guuleystay Kursiga Senet-ka Gobolka Georgia (Dimoqraadiga oo ku dhow Aqbaliyad..)
Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa qarka u saaran inuu noqdo Aqlabiyad Aqalka Senet-ka ee Mareykanka, iyadoo mid ka mida labada musharixiin…
Waxaa fashilmay saxiixa heshiis ay dowladda Soomaaliya la saxiixan lahayd laba shirkadooda oo Shidaalka qaabilsan, iyadoo xafladii lagu saxiixi lahaa…
Amiirka Qatar Tamim Bin Hamad Althani ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Culla ee dalka Sacuudiga, iyadoo socdaalkaasi uu yahay markii…
Dowladdaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay gaareen dalalka Sacuudiga iyo Qatar ee keenay inay ku dhawaaqaan inay…
Dowladda Kuwait oo waanwaan ka dhex waday dalalka Khaliijka ayaa shaacisay inuu heshiis dhex maray dalalka Qatar iyo Sacuudiga.
Safiir cusub ayey dowladda Ingiriiska usoo magacawday Soomaaliya, taasoo bedeli doona safiirka waqtigiisu dhammaaday ee xilligan Ben Fender.
Fadeexad cusub oo kusoo baxday Madaxweyne Donald Trump (Dhageyso Cod laga duubay isagoo raadinaya..)
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya Donald Trump ayaa fadeexad cusub lugaha la galay markii la baahiyey wadahadal telefoonku ku…
Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii Janaayo 5, 2020 ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda…
Tirada shaqaalaha Turkiga ee ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay inta u dhaxeysa degaannada Xaawo Cabdi iyo Lafoole…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa magacaabay mas’uul cusub u soo magacaabay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Qaraxyo waaweyn ayaa ruxay magaalada Cadan ee Koonfurta Yeman oo fadhi u ah Dowladda dibad joogga ah ee dalkaasi oo…
63 jir Caddaan ah oo Qarax is-miidaamin ah ka fuliyey Mareykanka iyo sabab yaab leh oo ku dhalisay..
Kadib baaritaan saddex maalmood socday ayaa lagu ogaaday in Nin caddaan ah oo 63 sano jir ah uu isku qarxiyay…
Qarax weyn ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Nashville, Gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka iyadoo maanta lagu jiro ciida Gaalada ee…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharax u taagan Dooarshada madaxweynaha dalka Jabuuti ee dhici…
