Browsing: Xukuumadda
Kadib magacaabidii Golaha wasiirada cusub ee Cumar C/rashiid oo muranka badani ka taagan yahay ayaa waxaa soo korortay sharci darro…
Wasaarad ka mida wasaaradaha ay ka koobneyd Xukuumada Soomaaliya ayaa laga reebay Golaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal…
Saacadihii ugu danbeeyay xaflada magacaabidda Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Cumar C/rashiid Cali ayaa waxaa dhacay isbedel degdeg ah oo…
Xukuumada cusub ee CumarC/rashiid soo magacaabay waxaa ku jira wasiiro dib ugu soo laabtay jagooyinkoodii, qaar xilal iyo wasaarado kale…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke oo saaka aroortii ku dhawaaqay xukuumad ka koban 60 xubnood oo wasiiro hore oo…
Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya oo uu hogaaminayo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay iyadoo Wadani.com…
Xarunta Madaxtooyad Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska Ra’iisal wasaaraha waxaa ka socda qabanqaabada xaflada ku dhawaaqista xukuumada cusub ee Soomaaliya ee…
Liiska Golaha wasiirada cusub ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay iyadoo ay isla meel mariyeen Madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Shariif…
Madaxweynaha dowladad Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali iyo Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horeysay soo farageliyay qaabka ay u socoto magacaabidda iyo…
Kadib shirar is daba joog ah oo xalay dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Faarax…
XOGTI UGU DANBEYSAY: Cumar C/rashiid oo cadaadis lagu saaray inuu ku dhawaaqo Golaha Wasiirada Cusub
Shir muhiim ah ah ayaa xalay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Cumar C/rashiid Cali ku dhex maray xubno ay ka mid yihiin:…
In ku dhow 100 xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saxiixay qoraal digniin ah ku socda Ra’iisal wasaare Cumar…
Qorshe qarsoodi ah oo madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku doonayeen inay ku dhawaaqaan Gole wasiiro oo…
Inta badan xildhibaanada Beesha Daarood ayaa kulamo ay si kala gaara ula yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha…
Waxaa cirka isku sii shareeraya cakirnaanta ka taagan magacaabidda xubnah Golaha wasiirada iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wacad ku maray…
Sii-haya wasiirka Maaliyadda xukuumadii kalsoonida weyday Xuseen Cabdi Xalane ayaa noqday caqabada ugu weyn ee ay isku mari la’ yihiin…
Fadeexadii ugu darneyd noloshiisa siyaasadeed ayaa maanta qabsatay Sii-hayaha wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre kadib markii maanta…
Saddexda mas’uul ee ugu sareeya dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa joojiyay qaabilaad is daba joog ah oo muddooyinkii danbe u…
Magacaabidda Golaha wasiirada cusub ee Xukuumada uu guddoomin doono Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa dib u sii dhaceysa iyadoo madaxweynaha…
