Browsing: Xukuumadda
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dadaal weyn ugu jira inuu jagada wasiirka…
Mid ka mida saaxiibadii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud si cad loo xaqiijiyay in loo diiday ka mid noqoshada Golaha wasiirada…
Isbaheysigii ugu weynaa oo ay ka mid yihiin Xildhibaano, Xisbiyo siyaasadeed, Bulshada rayidka ah iyo qeybo ka mida bulshada ayaa…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Faarax Sheekh C/qaadir ayaa si degdeg…
Wararka laga helayo xafiisyada madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu cirka isku shareeray loolanka ka dhex taagan…
Xildhibaanada kasoo jeeda Beelaha Dir iyo Daarood ayaa qoraal xambaarsan digniin culus u kala diraya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dowladda KMG ah Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa la xaqiijiyay inuu laalay liiskii xubnaha Golaha wasiirada…
Wadani.com ayaa heshay liiska Golaha Wasiirada ee uu diyaariyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo loo gudbiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya miisaaniyada dowladda Soomaaliya ee sanadka 2015, iyadoo dood kulul ay ka keeneen qaar ka mida xildhibaannada…
Warar hordhac ah oo laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in wasaarad muhiim ah oo ka mid ahayd xukuumadihii ugu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ka qeyb galay xalay xaflad soo dhoweyn ah oo maamulka Gobolka Banaadir ugu…
Qorshe nooc cusub ah ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo lagu soo xulayo xubnaha ka mid noqonaya Golaha wasiirada xukuumada…
Xaflad ay xilka kula kala wareegayaan Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadiisa kalsoonida weysay C/weli Sheekh Axmed iyo Ra’iisal wasaaraha cusub…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta Beri ah codka kalsoonida u qaado Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee xukuumadda Soomaaliya Cumar…
Mid ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumada kalsoonida lagala noqday Md. Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid Cali ayaa taageero muhiim ah ka helay isbaheysi ay leeyihiin xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaarihii ka…
Xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed isbaheysigooda ayaa shuruudo adag ku xiray Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Cumar C/rashiid Cali…
Sii-hayaha Wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane oo loo waday in loo magacaabo jagada Ra’iisal wasaaraha balse xilliyadii ugu danbeeyay laga…
Faarax Sheekh C/qaadir oo ah saaxiibka ugu weyn ee madaxweyne Xasan Sheekh, soona qabtay xilalka wasiirada Garsoorka iyo Dastuurka ayaa…
Xafladda magacaabidda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa ka bilaabatay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhammaan xubnaha golaha…
