Browsing: Xukuumadda
Musharaxa lagu wado in loo magacaabo jagada Ra’iisal wasaare cusub ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo kala gaara la leh…
Golaha wasiirada xilka sii haya ayaa la xaqiijiyay in xubno ka mida oo taageeray Ra’iisal wasaarihii kalsoonida waayay C/weli Sheekh…
[alert color=”DF0101″]Kooxda madaxweynaha oo shuruud ku xiran magacaabidiisa hor dhigtay Cumar C/rashiid? ( Xog cusub)[/alert] Kooxda ku xeeran madaxweynaha Soomaaliya…
[alert color=”DF0101″]Kooxda madaxweynaha oo shuruud ku xiran magacaabidiisa hor dhigtay Cumar C/rashiid? ( Xog cusub)[/alert] Kooxda ku xeeran madaxweynaha Soomaaliya…
Kadib 10 maalmood oo markii Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay xukuumadii Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed waxaa si cad…
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan fadeexado isugu jira ku takrifal awood iyo musuqmaasuq kadib baaritaan hanti dhowrka guud ee…
Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Md. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa dhowaan socdaal ku tegay magaalada Nariobi ee dalka Kenya, isagoo madaxweynaha…
Saddex ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumadda kalsoonida ka weysay Baarlamaanka oo ahaa kuwii taageersanaa madaxweyne Xasan Sheekh Axmed, kana mid…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ee xilka sii haya ee dhowaan Baarlamaanka kalsoonida kala laabteen xukuumadiisa C/weli Sheekh Axmed ayaa soo…
Qaar ka mida Golaha wasiirada ee sii haya xilka ayaa la sheegay inay ku socdaan baaritaano ka horeeyay xiisadii siyaasadeed…
Tan iyo kalsooni kala noqoshadii xukuumadda C/weli Sheekh Axmed oo ku beegneyd 6-da Bishan Disembar waxaa soo if baxayay warar…
Shaqaalaha xafiiska madaxtooyada ayaa markii horeysay ay u suuragashay inay ka awood badiyaan xubanaha golaha wasiirada ee xilka sii haya…
Qaar ka mida wasiirada xukuumadii C/weli Sheekh Axmed ee baarlamaanka Soomaaliya kalsoonida kala noqday ayaa u xayirmay wareegtadii uu soo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo mooshin ka yaallo Baarlamaanka lana filayo in dooda mooshinka ay berito bilaabato…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa hortegaya Baarlamanka si uu isaga difaaco mooshinka laga keenay, isla markaana mowqifkiisa uga hor caddeeyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si cad ugu sheegay taageerayaashiisa inuu ku qanco codka kalsoonida iyo Baarlamaanka kadib herdan dheer…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa door weyn ku yeeshay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeyay ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,…
Xildhibaano hor leh ayaa ka baxaya liiska tageerayasha madaxweynaha ee saxiixay mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed, waxayna…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya garabka taageersan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isu diyaarinaya qorshe cusub oo ay culeys hor leh ku…
