Browsing: Xukuumadda
Qorshe cusub ayaa ka socda magaalada Muqdisho kaasoo ku saabsan loolanka siyaasadeed ee mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ee…
Waxaan halkan Akhristayaasha Wadanic.on ugu soo gudbineynaa liiska magacyada wasiirada taageersan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee taageeraya inuu is casilo…
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya inay durba madaxweynaha Soomaaliya miiska u saaran yihiin xubno musharixiin ah oo uu…
Khilaafka dibadda u soo baxay ee ka dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaarihiisa C/weli Sheekh Maxamuud ayaa dad…
Taageerayaasha Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inay wadaan dadaalkoodii ugu danbeeyay sidii ay uga hortegi lahaayen mooshinka laga keenay Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa ku gacan seyray waanwaan ay usoo jeediyeen wakiilka IGAD u qaabisan Soomaaliya Maxamed Abdi Afey iyo…
Wararka laga haleyo xafiiska Ra’iisal wasaaraha soona gaaray xarunta Wadani.com ayaa sheegaya in shirarkii joogtada ahaa ee ay yeelan jireen…
Khilaafka siyaasadeed ee dhex yaala madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeeshay shirka maamul u sameynta Gobollada Koonfur…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo dagaal siyaasadeed uga furan yahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ku kala qeybsan khilaafka u dhaxeeya Ra’iisal wasaarahooda iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana qeyb ka…
Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed oo dhowaan isku shaandheyn uu ka hor yimid Madaxweynaha ku sameeyay Golaha wasiirada ayaa amar…
Kadib isku shaadheyntii qaar kamida xubnaha golaha wasiirada ee uu ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed (Akhri isku shaandheynta)…
Ra’iisal wasaare A/weli Sheekh Maxamed ayaa saarka aroortii ku dhawaaqay isku shaandheyn uu ku sameeyay qaar kamida golaha wasiiradiisa oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Maxamed ayaa ku dhaqaaqay arrin dad badan ka yaabisay markii uu hakasho (transit)…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka dhacay xaflad lagu saxiixay heshiis dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad…
Waxaa maanta ka furmay Muqdisho shir la sheegay in looga hadlyo: Xeerka nidaamka garsoorka, Xeerka samaynta maxkamada dastuuriga ee dalka…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka badbaaday inuu kala qeybsamo kadib markii uu baaqday kulankii caadiga ahaa ee ay yeelan jireen…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’iisal wasaare u magacaabay C/weli Sheekh Maxamuud oo noqonaya ninkii labaad ee xilkan qabta inta…
