Browsing: Xukuumadda
Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay inay Alshabab joojiyeen dhismihii Garoonka Stadio Muqdisho
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay in Al-Shabaab ay joojiyeen Dayactirkii ka socday Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho,…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee Soomaaliya, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.
Kulan magaalada Baydhaba ku dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Odayaasha dhaqanka degaankaasi ayaa looga hadlay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa garoonkii saddexaad ee K/cagta ah ku bixiyey lacag dib loo dhisayo, kadib markii…
Wafti uu hoggaaminayay wasiirka Ganacsiga iyoWarshadaha xukuumadda federaalka Somalia, Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga kula…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay wakiilada Beesha Caalamka, iyadoo kulanka looga hadlay arrimo xasaasi…
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumdda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaan maanta xafiiskiisa kullan kula yeeshay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta tegay magaalada Baydhaba ayaa Garoonka Kubbadda Cagta ee Dr. Ayuub kula…
Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa qaaday tallaabo muhiim ah, kadib markii uu maanta kormeer…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta KG ah ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo badan la…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo…
Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka baxdo Dacwadii..
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay…
Dowladda Somalia ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay dalabka Kenya u gudbisay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ, kadib markii galabta uu…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in sanadkan Dugsiyada Waxbarashada Dalka ee H/Dhexe…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan nabaddoonimo ah la yeeshay odayaal iyo wax-garad ka socda deegaannada…
Qoraal kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa markii ugu horeysay haweeney loogu magacaabay…
Ra’iisal wasaaraga xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa u digay saraakiishii Ahlu suna ee ku biiray ciidamada Milateriga dowladda Somalia,…
Dowladda Somalia oo ka hor timid Codsigii Kenya ku dalbatay in Hal Sano Dib loo dhigo Dacwadda Badda
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah uga dalbatay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee…
Urur Goboleedka IGAD ayaa War kasoo saaray Doorashada Maamul Goboleedka Galmudug iyo dadaallada dib u heshiisiinta ee ka socda magaalada…
