Browsing: Xukuumadda
Kulanka 31-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo xarunta Baarlamaanka magaalada…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn uga hor yimid, ugana digay sharciga Qaran ee Denbiyada Jinsiga” kaasoo Golaha Wasiirada…
Safiirka cusub ee Soomaaliya ee loo magacaabay dalka Ethiopia Cali Shariif Axmed ayaa maanta Waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Ethiopia Sahle-Work…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Aadan Xooshow ayaa maanta loo dhaariyay xilka…
Waxaa maanta kulan dhex maray Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ee dhowaan dib u habeynta lagu sameeyay iyo Wasiirka Maaliyadda xukuumadda…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay la waregtay isbitaalka weyn ee Hooyada iyo Caruurta Banaadir, iyadoo maamul cusub loo magacaabay.
Khilaafkii u dhaxeeyay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeeyay kadib markii qodobkii ay isku hayeen xeer jajab lagu afjaray, waxayna…
Shirka toddobaadlaha arrimaha bulshada ee uu guddoomiyey Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, ayna ka qeyb galeen wasiiro iyo maamulka Gobolka…
Khilaafka ka taagan Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyadda ee Golaha Baarlamaanka ayaa keenay xaalad lama filaan ah oo soo wajahday Xukuumadda…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ay maanta u ahayd maalin adag oo Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ay kulamo…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray goobtii uu qaraxa weyn ka dhacay Khamiistii iyo Tiyaatarka Qaranka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku dileen shaqaale ka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku heshiiyey in la kordhiyo tirada Soomaalida loo qoondeeyay sanad kasta inay xajka tagaan,…
Wasiirka Duulista Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa ka hadlay warar sheegaya in maanta laga xiray…
Ciidamada Itoobiya ee ku howlgala magaca AMISOM ayaa 9-kii bishan Disembar 2018 magaalada Baydhaba ka qabtay musharaxii u taagnaa xilka…
Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadashay wararka sheegaya in maleeshiyada kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ay kusoo qulqulayaan Gobollo ka mida…
Shirkii Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xarunta Gurmadka deg-degga ah ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed (Otto…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulan xalay dhex maray Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha, kadib muddo toddobaad ah oo…
Waxaa goor dhow soo idaaladay kulan caawa dhex maray guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali…
