Browsing: Doorashada
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka duulay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland isagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho.
Isbaheysi cusub oo doorasho ayaa dhex maray laba ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Shariif…
XOG: Shariif Xasan oo Dagaal siyaasadeedkii ugu weynaa ku bilaabay Musharax Xasan Sheekh & Beeshiisa
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan dagaal siyaasadeed oo aan hore loo arag ku bilaabay musharaxa xilka…
Khudbadii musharaxnimada taariikhiga aheyd ee Xildhibaan Faarax Sheekh C/Qaadir ka jeediyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa noqotay tan loogu hadal…
Ololihii ugu weynaa ee musharixiinta u taagan jagooyinka Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka socda magaalada Muqdishi iyadoo maalin qura ay ka harsan…
Musharaxa u taagan xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibi) ayaa balanqaad la yaab leh u…
Shaki weyn iyo hubanti la’aan ayaa hareysay Isbaheysiga doorashada ee ka dhaxeeya Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo xildhibaan C/llaahi Maxamed…
Laba ka mida musharixiinta xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa shaaciyay inay ka tanaasuleen tartanka.
Waxaa maanta hortegaya fadhiga Baarlamaanka Federaalka 12 musharax oo u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad.
Xildhibaano ka mida taageerayaasha madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa u wareegay dhinaca Musharax Prof. Maxamed…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Bashiir Raage Shiiraar ayaa soo bandhigay qorshihiisa waxqabad haddii loo doorto xilka Madaxweynaha.
Faarax Sheekh C/qaadir: “Waxaan ku dhashay & Bilood, hooyadey waxay tiri; waxaan rajeynaa inuu dalka iyo dadka anfaco…” DAAWO DARDAARANKII…
Doorashada Aqalka sare ee Baaralmaanka oo ka dhacday xarunta Gaadiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay xildhibaanadii ugu horeeyay…
Qorshihii dowladda Imaaraadka Carabta ku dooneysay inay saamey weyn ku yeelato Doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa mudgdi sii gelaya iyadoo…
Haweeney weriye caan ah ayaa ku guuleysatay Xildhibaannimada Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka soo jeeda degaanada Somaliland.
Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa iska fogeeyay musharixiinta u tagaan xilka madaxweynaha.
Kursiga ugu adag Aqalka sare ee maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd lagu kala baxay kadib doorasho ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho ka bilwoday khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo…
Intii aanu siyaasadda ku soo biirin wuxuu ahaa aqoonyahan, samafale iyo xubin firfircoon oo ka mida bulshada rayidka ah, wuxuu…
