Browsing: Featured
Alshabaab ayaa beenisay wareysi la sheegay inuu Wargeyska ‘La Repubblica’ ee dalka Talyaaniga kasoo baxa la yeeshay Afhayeenkooda Sheekh Cali…
Dadweyne careysan ayaa bannaabax ka dhigay magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tiran ciicamada Booliska uu laba qof oo shacab…
Iyadoo Qaaradda Yurub uu si weyn ugu fidayo Cudurka Coronavirus ayna dhimashada gaartay in ka badan 20,000 qof ayaa sidoo…
Alshabaab ayaa go’aan ka gaartay dagaalka ay kula jirto dowladda Federaalka iyo ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan, kadib kulan…
Dowladda Itoobiya ayaa deeq caafimaad ka heshay milkiilaha shirkadda weyn ee Alibaba ganacsadaha caanka ah u dhashay dalka SHiinaha ee…
Cudurka Corona waa hargabka oo kale, way kala duwan yihiin fayraska keeno, laakiin waxay ka siman yihiin astaamaha sida qandho,…
Dowladda Sacuudiga ayaa dib u furtay Kacbada barakeysan ee magaalada Maka Almukarama. kadib markii ugu horeysay inta la ogyahay laga…
Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa si weyn baraha bulshada ugu weerarray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, kadib markii…
Wasiiru dowlihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Faarax Wehliye wuxuu isu sharxay xilka Madaxweynaha Galmudug, isagoo iska casilay…
Warbixin ay qortay Jariirada caanka ah ee New York Times oo ku saabsan weerarkii Alshabaab ku qaaday Saldhigga ciidamada Mareykanka…
Ururka Alshabaab ayaa shuruuf ku xiray in ay joojiso weerarrada ah ku heyso Mareykanka iyo danihiisa, kadib bayaan kasoo baxay…
Alshabaab ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Ururkaasi, kaasoo uu jeediyey afhayeenka guud ee Xarakada, Sheekh Cali Maxamuud…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qabtay shir jaraa’id oo dib u dhacay saacado badan, isagoo si qabow uga hadlay weerarka…
Waxaa soo baxaya xog ku saabsan in Mareykanka uu sii ogaa weerarka Gantaalaha ee xalay saqdii dhexe kadib Iiraan ku…
Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa ku hanjabay inay weerar duqeyn ah ku qaadi doonaan dalalka Imaaraadka iyo israa’iil, haddii uu…
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan Aayatullaah Cali Khomeyni ayaa horkacay saaka salaadii janaasaddda ee lagu tukaday taliyihii ciidamada Qudus…
Dadkii ugu badnaa abid ee ka qeyb galaya janaaso ayaa isugu soo baxay magaalooyinka dalka Tehran oo dhan si auga…
Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa fadhi uu maanta yeeshay uga dooday falkii ciidamada Mareykanka ku dileen taliyihii Ciidamada Qudus ee dalka…
Hoggaamiyaha Ururka Xisbullaah Sheekh Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyey uga hadlay xaallada ka dhalatay dilka Jeneraal Qaasim Suleymani oo…
Madaxda dalalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa is weydaarsaday hanjabaadyo kulul, kadib duqeyntii uu Mareykanku ku dilay taliyihii ciidamada Qudus ee…
