Browsing: Federaalka
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa sheegay in xildhibaannada fowdada ka sameeyay fadhigii Baarlamaanka inay yihiin…
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida aqoonyahanadda Soomaalida, horena uga tirsanaa Guddiga Bankiga Dhexe ayaa sheegay in mas’uulka loo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacawday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo muddo sanad ah guddoomiye loo raadineyay markii ay…
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Hya’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa amar ku soo rogay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka, iyadoo lagu amray inay…
Dadka degaanka iyo ehelkiisa ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay xalay saqdii dhexe kadib Gurigiisa ugu dhaceen oo la baxeen…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa soo saaray qoraal loogu yeerayo inay Baarlamaanka hor yimaadaan laba wasiir, afar…
Gaari la sheegay inuu sido waxyaaabaha qarxa oo ay ka digeen Hay’adaha Amniga ayaa Dood kulul iyo qaraaxo ka dhaliyey…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacab ka C/wali Ibraahin Muuday ayaa shaki weyn geliyay sharcinimada dib u habeynta Dastuurka…
Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay doorasho kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu dhowaan ka geeriyooday marxuum Cismaan…
Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankii saddexaad oo uu guddoomiyey Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh…
Kulan la sheegay inuu ahaa kii afraad oo ay yeesheen Wasiirada Waxbarashada dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ka dhacay…
Laba dal oo ka mida Midwoga Yurub ayaa la sheegay inay aqoonsadeen baasaboorka dalka Soomaaliya, siiba qeybaha Diblomaasiga iyo kan…
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u sheegay in agaasimihii xafiiskiisa Cabdullaahi Axmed Dool aan shaqada laga…
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo ku saabsan Horumarinta Xoolaha iyo Reer guuraaga, kaasoo ay soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka howlgala gobolka Sh/Hoose uu isu dhiibay ciidamada dowladda.
Waxaa maanta isbaddel lagu sameeyay taliyeyaal sare oo ka tirsan hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo ay saameyn ku yeelatay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu xilka iyo amaanada loo dhiibtay uu shacabka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo bil ah shaqadii ka joojisay safiirkeedii xarunta Q/Midoobay ee magaalada Geneva, dalka Switzerland.
Golaha Amaanka ee Qaramadda midoobay ayaa mudadda u kordhiyey Xafiiiska UNSOM ee Howlgalka Soomaaliya oo la gaarsiiyey ilaa 31-ka March…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay Gobolka Sh/Hoose ay soo…
