Browsing: Federaalka
Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa garwaaqsaday xeerka dhowaan loo soo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil caawa magaalada Muqdisho loogu geystay Jeneraal ka tirsanaa ciidamada Xoogga dalka.
Madaxwaynaha Galmudug Axmad Ducaale Geelle Xaaf ayaa afka furtay isagoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ku xayirtay magaalada Hargeysa oo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u jawaabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo go’aankii dhexdhexaadnimada ahaa ee dowladda…
Qaar ka mida xildhibaannada laba aqal ee Baarlamaanka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka dardaar weriyay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta khilaafka ka taagan dalalka Khaliijka iyo…
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ku soo gabagaboobay kadib labo cisho…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shirka 72aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, kaasoo hadda ka…
Dadweyne taageersan madaxweynaha Galmudug ayaa maanta bannanbax ka dhigay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Shir heer sare ah oo looga hadlayo xaaladda Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Golaha Guud ee Q/Midoobay ee magaalada New…
Madaxda maamul goboleedka Galmudug ayaa isku khilaafay taageerada isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar.
Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa difaacay in dowladda Federaalka ay maamusho siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.
Muran weyn ayaa ka taagan han dhaqanka madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya oo lagu eedeynayo inay faragelin ku hayaan awoodihii Dastuuriga…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa dawladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku heysto maamulkiisa.
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga lacag fara badan ku bixiyay taageerada iy dib u dhiska Soomaaliya.
Maamul Goboleedka Galmudug ayaa taageeray Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee khilaafka kala dhaxeeyo Dalka Qatar.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galaya shirka 72aad ee Golaha Guud Q/Midoobay ayaa la kulmay…
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abukar Cabdi Cisman (Baalle) ayaa inaysan bixin Soomaaliya oo lagu leeyahay lacagihii qaaraanka ahaa…
Dowlado ay ka mid tahay Soomaaliya ayaa xaq u yeelan inay cod ku yeesheen Golaha ugu weyn ee kulmiya dalalka…
