Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hay’adda Culimada oo dowladda ku dhaliishay Amni-darrada Muqdisho [Muqdisho ha laga saaro xaasaska Alshabab]

    Hay’adda Culimada oo dowladda ku dhaliishay Amni-darrada Muqdisho [Muqdisho ha laga saaro xaasaska Alshabab]

    November 15, 2018Updated:November 15, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay xaalada amniga, siyaasadda iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyadda.

    Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa soo saartay dhowr qodob oo ku saabsan Xaaladda dalka, waxaan shir jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho ay si weyn ugu dhaliileen dowladda Federaalka inay ka gaabisay arrimaha Amiga.

    Qodobadda shirka jaraa’id waxaa ka mida:

    1:- Dhammaan Mas’uuliyiinta dalka,sida Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, waxaa waajib ku ah in ay ku dhaqmaan waxa alle uu faray oo ah inay sameeyaan wadatashi ku saabsan samatabixinta dadka Soomaaliyeed iyo in ay sidegan wax isku-dhaafsadaan.

    2:- Waa inay fuliyaan kana dhabeyaan dhaartii ay ku dhaarteen inay u Shaqeeyaan,Diintooda Dalkooda,dadkooda oo ay dadka hortooda ka balan qaadeen.

    3:- Waxaa Waajib ku ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo in ay dadaal dheeri ah ku bixiso mideynta dhinacyada Siyaasadeed ee dalka ka jira, sida xukuumadda iyo Dowlad goboleedyada.

    Sheekh Nuur Baaruud oo ka mid ah Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa soo jeediyay in Al-shabaab laga saaro labada Shabeelle si amaanka Muqdisho loo sugo, wuxuuna sheegay in iyadoo ay Alshabaab ku sugan yihiin labada Gobol ee Shabeelooyinka aysan suuragal ahayn in amniga caasimadda la sugo, wuxuuna si cad u sheegay uu sheegay inay dowladda Cambaareyn ku muteysan karto xaaladda amniga.

    Dowladda Federaalka ah ayuu sheegay in lagula xisaabtamayo dhibaatada haysata shacabka isaga oo xusay in aysan cudur daar u heleyn in maalin kasta shacabka Soomaaliyeed la laayo.

    Sheekh Nuur Baaruud ayaa degmada Beledxaawo ku bogaadiyey inay iska saarayaan xaasaska iyo caruurta Alshabaab, wuxuuna intaas ku daray in magaalada Kismaayo ay xaaladeeda soo hagaagtay markii ay iska saareen xaasaska Alshabaab. Wuxuuna ku baaqay in sidaas oo kale la yeelo magaalada Muqdisho.

    Alshabab Amniga Hay'adda Culimada Sheekh Nuur Baruud Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXeer ilaalinta Sacuudiga oo War Cusub kasoo saartay Dilkii Saxafiga Jamal Kashoqgi [Akhriso 5 Qodob]
    Next Article Xildhibaan Fiqi: “Weerarkii Hotel Saxafi wuxuu ahaa shirqool la doonayey in annaga nagula dilo..” [Dhageyso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo