Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Dhaqaalaha»Maxaad ka ogtahay Shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya?

    Maxaad ka ogtahay Shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya?

    October 26, 20141 Min Read Dhaqaalaha
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Bedir Somali-Turkish High School
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    Bedir Somali-Turkish High School
    Bedir Somali-Turkish High School

    Iyadoo ay si xowli ah usii korortay sida Turkiga ugu lug leeyahay arrimaha Soomaaliya kadib macaluushii 2011-kii, ayaa markii ugu horeysay la shaaciyay shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya sida ku soo baxday baaritaan uu sameeyay aqoonyahan Turkish ah oo qoraal ka sameeyay arrintan(halkan ka akhri baaritaanka).

    Aqoonayahankan oo lagu magacaabo Mehmet Ozkan wuxuu baaritaankiisa ku sheegay inay jiran shirkado badan oo Turkiga ka socda kuna sugan Soomaaliya, iyadoo intooda badan aan la ogeyn waxa ay ka hayaan dalkaasi, isla markaana aysan ogoleyn inay bixiyaan xogta dhaqdhaqaaqooda iyo waxqabadkooda gudaha Soomaaliya .

    Haddaba Shirkadaha Turkiga ee Soomaaliya ka howlgala waxaa ka mida:

    1. TIKA
    2. Red Crescent
    3. Diyanet Foundation
    4. Presidency of Religious Affairs
    5. Istanbul Metropolitan Municipality
    6. State Hydraulic Works
    7. State Airport Authority
    8. Ministry of Health
    9. Presidency for Turks Abroad and Related Communities
    10. Anadolu Agency
    11. Yardımeli
    12. IGMG Hasana Association
    13. Bashir Association
    14. Cansuyu
    15. Deniz Feneri
    16. Ihlas Foundation
    17. Africa Brotherhood and Solidarity Association (AFKAD)
    18. ISRA Association
    19. IHH Turkey
    20. IHH Europe
    21. Kimse Yok Mu
    22. Nile Organization
    23. Charity Stone
    24. Doctors Worldwide
    25. Aegean Health Association Federation (ESAFED)
    26. AID (Association of International Physicians)
    27. Aziz Mahmud Hüdayi Foundation

    Wadani Info

    Muqdisho

    Shirkad Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha: “Waxba kama jiraanisku shaandheynta Ra’iisal wasaaraha”
    Next Article Heshiis qarsoodi ah oo laga gaaray canshuurtii Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Banaadir

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo ka degay Tanzania iyo Somalia oo lagu dhawaaqayo inay ku biirtay EAC

    November 23, 2023

    Khilaafka Ganacsade Caan ah iyo Bankiga Dhexe ee Somaliland oo kasii daray

    September 25, 2023

    Somaliya oo ka gudubtay Heerkii 5aad ee Deyn Cafinta iyo 9.4 Milyan Dollar oo loo fasaxay

    May 20, 2023

    Madaxweyne Erdogan oo wajahaya Tartankii ugu adkaa iyo Rajada Dib u doorashadiisa (Warbixin)

    May 7, 2023

    Itoobiya oo faragelisay Dagaalka Laascaanood iyo Muuse Biixi oo ogolaaday Qodob uu diidanaa

    March 5, 2023

    Alshabaab oo Qeylo-dhaan Culus kasoo saaray Dagaalka Dhaqaalaha ee Dowladdu ku qaaday

    January 28, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo