Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxkamad Afrikaan ah oo amartay in xilka laga qaado Madaxweyne Caan oo musuq loo heysto

    Maxkamad Afrikaan ah oo amartay in xilka laga qaado Madaxweyne Caan oo musuq loo heysto

    December 29, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa maanta xukuntay in baarlamaanka dalkaas ay waajibaadkooda gudan waayeen, waxayna maxkamaddu baarlamaanka ku amartay in uu bilaabo hab raaca xilka looga qaadi lahaa madaxweynaha dalkaas Jacob Zuma oo loo heysto dacwado musuqmaasuq.

    Dacwadda waxaa maxkamadda geeyay xisbiyadda kucaaradka oo dhawr jeer isku dayay in ay madaxweynaha kalsoonida kala laabtaan, balse waxaa ka tiro batay xildhibaanada xisbiga talada haya ee ANC oo aqlabiyad ku leh baarlamaanka.

    Garsooraha maxkamadda oo lagu magacaabo Chris Jafta ayaa sheegay in aysan maxkamadda awood u lahayn in ay baarlamaanka u yeeriso qaabka uu noqonayo habraaca, iyo in ay ku qasabto in madaxweynaha xilka laga qaado, maadaamaa aysan awoodaas lahayn.

    Xaakimka guud ee maxkamadda Mogoeng Mogoeng oo isagu kasoo horjeedsaday xukunka, ayna ka tiro bateen codadka garsoorayaasha kale ee maxkamadda la fadhiya ayaa xukunka ku tilmaamay “garsoor xadkiisii talaabay”.

    Illaa $15 milyan oo doolar lacag gaaraysa oo ay dowladda leedahay ayaa la sheegay in loo isticmaalay dayactirka iyo naashnaashidda guri uu Zuma ku leeyahay tuuladii uu ku dhashay ee Nkandala.

    Bishii maarso ee 2016-ka, maxkamaddan ayaa sidoo kale xukuntay in Zuma uu dib u mago qeyb ka mid ah lacagtii dowladda ee guriga lagu isticmaalay, wuxuuna madaxweynaha dib u bixiyay lacag dhan $631,000. Zuma ayay mudddo xileedka kaga egtahay sanadka 2019-ka.

    Inkasta oo uu marar badan oo hore ku guuleystay dacwado maxkamaddo la hor keenay, haddane waxaa aad usoo kordhaya xukumada lidka ku ah ee ay maxkamadaha gaarayaan, bishan

    Africa Caalamka Jacob Zuma South Africa
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDib u dhac ku yimid Dacwadii loo heystay Askari Somali-Mareykan ah oo Dil geystay.
    Next Article Weriye Caan ah oo Wasiir Yariisow shaqada ka eryay. [Akhiso Qoraal qiiro leh oo uu Madaxda sare u qortay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo