Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Muxuu isu calisay wasiir ku xigeenkii Gaashaandhigga C/raxmaan Dheere?

    Muxuu isu calisay wasiir ku xigeenkii Gaashaandhigga C/raxmaan Dheere?

    February 7, 2015Updated:February 7, 20152 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere) ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga  kadib markii uu magacawnaa in 24 saacadood isagoo sabab uga dhigay in beeshiisa aanay u cuntamin xilkaasi, isla markaasina aan lagala tashan. Isla mas’uulkan wuxuu jagada wasiir ku xigeenka uu hadda iska casilay ka soo qabtay Wasaaradda Gaashaandhigga oo uu ka mid ahaa laba wasiir ku xigeen oo ay lahayd wasaaradaasi xukuumaddii Saacid.

    craxmandheere

    Siyaasigan ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu waaweyn ee taabacsan madaxweyne Xasan Sheekh wuxuuna olole weyn u galay sidii loo ridi lahaa xukuumadii C/weli Sheekh Axmed, isagoo loo xil saaray mooshinka iyo raadinta xildhibaanada oo qandaraas weyn uu ku qabay. Xildhibaankan wuxuu si weyn ugu caan baxay ololaha ridista xukuumadaha isagoo ka dhex muuqday dhammaan mooshinadii lagu riday Ra’iisal wasaarayaashii Saacid iyo C/weli.

    [ad name=”HTML-2″]

    Ilo xog-ogaal ah ahaa Wadani.con u sheegay in C/raxmaan Dheere uu dalbday in xilkiisii uu  hore u hayay dib loogu magacaabo, kaasoo ahaa wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga balse ay arrintu u cuntami weysay markii wasiir ku xigeen labaad loo magacaabay isla wasaaradaasi, taasoo ka careysiisay isaga iyo beeshaba.

    Tirada fara badan ee xukuumadda cusub oo 66 xubnood ka kooban marka laga reebo Ra’iisal wasaaraha ayaa noqoneysa mida ka mida xukuumadaha ugu tirada badnaa ee dalka soo maray.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

     

    C/raxmaan Dheere Wasiir is casilay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa looga hadlay shirkii ugu horeeyay ee Golaha Wasiirada magacaaban ay yeesheen caawa?
    Next Article XOG CUSUB: Maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo fashil qarka u saaran & Dowladda oo faragelinaysa

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo