Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si la yaab leh u qiimeeyay waxqabadkii 2-da sano ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,…
LABO SANO KADIB MADAXWEYNE FARMAAJO BALLANQAADKIISII AAN MIRO DHALIN IYO MAHADHOOYINKA LAGA DHEXLAY!
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ayaa magaalad London geysay musuq iyo laaluush ay u dooneyso inay…
Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan ka mid ahayn mas’uuliyiinta ka qeyb galaya…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo si weyn loogu soo…
Ma ahan markii koowaad oo twitter duulaya looga jawaab-celiyo ama lagu soo aadiyo xilli dhimashada iyo Dhaawac ka dhashay qarax…
Guddiga doorashada aya shahaadada xildhibaanimo magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyey xildhibaan dhowaan lagu doortay magaalada Baydhaba.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa is-weydiiyey halkii ay ku danbeeyeen mashaariic uu sanadkii hore dhagax-dhigay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, markii…
Xildhibaan Mahad Salaad oo si yaab leh u fasiray hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Musaveni [Akhriso]
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa fasir yaab leh ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ee uu ku…
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhaba ku qabtay doorasho uu ku tartamay hal musharax oo kaliya, iyagoo kadibna shaaciyey…
Waxaa goro dhoweyd magaalada Baydhaba lagu soo doortay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib kursi ka bannaanaaday.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacaysa doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, sida ay shaaciyeen Guddiga…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo la-taliye sare oo dhinaca saxaafadda ah.
Xildhibaan Cali Cabdi Cismaan ayaa shaaciyey inuu ka baxay Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in magaalada Garowe ay kulmisay maamul goboleedyada iyo madaxda dowladda Soomaaliya ee khilaafku u…
Gudoomiyaha Xisbiga UPD xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xaaladda dalka xilligan marayo ay tahay is-caburin iyo cabsi ay dadka…
Xildhibaankii labaad ayaa shaaciyey inuu ka baxay Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Xisbiga Midowga Nabadda…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa maanta magaalada Baydhaba kula kulmay Odayaasha, Dhalinyarada, Waxgaradka, Haweenka, Culimaada, iyo Xillibaanadda Kasoo…
