Waxaa soo baxaya muuqaalladii ugu horeeyay kulankii magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxda Ururka ONLF oo uu horkacayey Guddoomiyaha ururkaasi Maxamed Cumar Cusmaan.
Guddoomiyaha ONLF ayaa shaaciyey kulankaasi oo sheegay in madaxweyne Farmaajo uu raaligelin ka bixiyey dhiibistii ay dowladiisa Itoobiya u gacan celisay C/kariin Qalbidhagax oo ahaa sarkaal ka tirsan ONLF.
HOOS KA DAAWO