Browsing: Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyay ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir tan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil khaarijin ah oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox hubeysan ay…
Xafladii xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) oo habeenkii Khamiista ee 29-k Ogost ka dhacday…
Guddoomiyaha cusuub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdiso Cumar Maxamud Maxamed (Finish) ayaa maanta ku shaqo bilaabay xarunta Gobolka…
Qoraal xalay kasoo baxay Waasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey shaacisay inay maanta fasax yihiin dhammaan…
Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamuud Maxmed [Cumar Filish] oo khudbad ka jeediyey xafladii uu xilka kula wareegay xalay ayaa…
Al-Shabaab ayaa war ay kasoo saartay sarkaal ay muuqaalkiisa faafisay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kaasoo la sheegay…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa soo bandhigtay muuqaalka nin ay sheegtay inuu ka tirsanaa Warbaahinta Al-Shabaab.
Guddoomiyaha cusub gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamwd (Filish) ayaa maanta markii ugu horeysay intii xilka loo…
Shirkadda Diyaaradda Uganda Airlines ayaa maanta si rasmi ah Duulimaad uga bilowdayaroonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyadoo ku soo…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa dalbaday in dib loo dhigo xafladii…
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-Alle ayaa intii uu xilka hayey ka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa shaacisay muuqaal ku saabsan xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu soo qabtay…
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in la xiray mid ka mida Guddigii qabanqaabada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub.
Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay geerida mas’uul hore uga tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir, sida ay sheegeen…
Agaasimaha Isbitaalka Xoogga dalka ayaa ku dhaawacantay Qarax miino oo lala beegsaday Gaari ay la socotay oo saaka marayey agagaarka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Miino oo lala eegtay Gaari Toyota Hilux ah oo ay wateen askar ka…
Maamulka Gobolka Banadir ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaaabada Xafladda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, sida lagu…
Waxaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee maamulka G/Banaadir lagu soo dhoweeyay Qoyska Allaha u naxariistee Duqii hore ee Muqdisho ahaana…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay ku xigeenkiisa maamulka iyo Maaliyadda…
