Browsing: Banaadir
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ahna hoggaaminaya xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Dowladda Kenya u jooga…
Shir aan caadi ahayn oo degdeg ah ayaa maanta la isugu yeeray Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo warar kala duwan…
Ciidmada Amniga ayaa xalay howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir, markii ciidamada Booliska ay galeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in degaanka waydow ee duleedka caasimadda uu ka dhashay qasaare gaystay oo lala…
Waxaa la filayaa in maalinta Berri ee Isniinta uu magaalada Muqdisho ka furmo Shirweynaha Bed-qadbka Fikirka iyo la dagaalanka Xag-jirnimada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qaraxyo kala duwan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo gaari shacab oo BL…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed aya sheegay inuusan ka aamusi karin xaaladda dalku ku sugan yahay xilligan ee amniga, siyaasadda…
Kulankii Baarlamaanka ee maanta ay yeelana lahaayeen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii ay soo xaadireen…
Shirweynihii xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shirweynihiisii ugu horeeyay ka furtay…
Barnaamijkan deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom ayaa ujeedkeedu yaahy in Hormuud telecom ka qayb qaadato kor u qaadidda iyo kobcinta…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed, haddana hoggaamiya xisbi cusub oo lagu magaaabo Himilo Qaran ayaa ayaa…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna hoggaaminaya xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta dib ugu soo laabanaya magaalada…
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dib u celisay dacwadii lagu soo oogay dadkii ka dambeeyay Dilkii naxdinta lahaa…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo dhul ay leedahay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo…
Ciidanka nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay inay qabteen xubin ka tirsan amniyaadka Alshabaab ah oo ka howlgeli jiray degmooyinka Yaaqshiid…
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho ka socday seddexdi maalmood ah ee lasoo dhaafay, kuna saabsanaa Kaalinta Culimada Ee adkaynta…
Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi aya xafiiskiisa magaalada Qaahir kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Gaadiid ay uu ku deeqay Bankiga Horumarinta Afrika ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamul…
Gaari ayaa ku qarxay magaalada Muqdisho, kadib markii lagu xiray waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo gawaarida, waxaana qaraxa oo dhacay…
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa caawa howlgal ka sameeyay xaafadad Taleex ee degmada Hodon, iyadoo lasoo ururiyey dhalinyarro fara badan…
