Browsing: Banaadir
Waxaa lagu guuleystay in la soo qabto haweeney xaday canug saacado dhallanaa oo ay ka qaadatay hooyadiis oo ku dhashay…
Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya kiis la yaab leh oo Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay isbitaalka SOS ee magaalada…
Guddoomihaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaiya ayaa maanta xilka la wareegay, kadib markii dhowaan Golaha wasiirada ay xilkan u…
Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa la yimid qorshe halis ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay kulamo magaalada Nairobi…
Lix ka mida guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir oo dhowaan si aan la shaacin xilka looga qaaday ayaa bilaabay inay xilalka wareejiyaan,…
Wixii ka dambeeyay 11 Maarso 2019 oo guddoomiyaha G/Banaadir uu soo saaray wareegto ku saabsan in dowladu la wareegtay xaruntii…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay caawa jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda sanad-dugsiyeedka 2018-2019 oo ka dhici…
Maamulka Isbitaalka Xannaananda Hooyada iyo dhallaanka ee SOS ayaa ka hadlay war laga faafiyay isbitaalka oo ku saabsanaa in canug…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in canug yar oo markaas la dhalay lagu xaday isbitaalka SOS ee magaalada…
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday oo maanta lagu aasay mid ka mida odayaashii ugu waaweynaa Warbaahinta Soomaalida Allaha u naxariistee…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caadi ah iyadoo aan lasoo sheegin bannaanbax ay ka digtay dowladda Soomaaliya oo awood gelisay sidii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay degan tahay xaaladda caasimadda oo maanta la sheegay inay dhacayaan banaanbaxyo looga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa difaacay in shacabka Muqdisho dareenkooda ku cabiraan bannaanbax nabadeed, isagoo sheegay inay xaq dastuuri ah.
Dood badan ayaa ka taagan bannaanbax la sheegay inu berri ka dhacayo magaalada Muqdisho, waxaana saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta dowladda…
Dowladda Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga welwelsan bannaanbax la sheegay inuu ka dhacay Caasimadda oo…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa baaq wadajir…
Weerar aan hore loo arag ayaa caawa lagu qaaday Qoys degan xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, iyadoo dad shacab ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Galabta ka dhacay maqaayad ku dhow saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa afar gadiidka gurmadka degdegga ah ee Ambulance ugu deeqay maamulka Gobolka Banaadir.
