Browsing: Banaadir
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaacabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya xukuumadiisa, intii aanu maanta ka…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa is-rasaaseyn magaalada Muqdisho ku dhex maray dabley hubeysan oo wadatay Gaari yar oo…
Bannanbax ay dhigayaan Boqolaal dhalinyaro ah ayaa Saaka ka socda Magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya falalka dilalka ah ee lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar ka dhacay magaalada Muqdisho lagu laayey dad la socday Gaari yar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska lagu dilay degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.
Ciidamada amniga Muqdisho ayaa la sheegay inay gacanta ku soo dhigeen horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu socdaal ku maray degaanada…
Wasiirka Arimaha Dibada ee Dawladda Federaalka Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay arrintii maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee…
Waxaa soo dhammaaday is mari waa ka dhashay qorshe ciidamada gaarka ah ee Booliska Soomaaliya ku doonayeen inay ku xiraan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay galeen xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya si…
Iyadoo ay maanta ku eg tahay muddo 30 maalmood ah oo Maamulka Gobolka Banaadir u qabtay dadka degan dhulka Jardiinooyinka iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho.
Madib muran iyo is qabqabsi hareeyay maamulka Gobolka Banaadir ee lix bilood jirka ah oo uu hoggaamiyo guddoomiye C/raxmaan Cumar…
Wararka laa helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar hoobiyaal ah xalay lagu qaaday saldhig ay ciidamada…
Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa nin dhallinyar oo caan ku ahaa ganacsiga magaalada Muqdisho iyo dhiiigelinta dhalinyrada kale oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa koox hubeysan oo galabta toogasho ku dishay saddex Askari kadib weerar ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in goor dhoweyd dabley hubeysan ay toogasho ku dileen Madixii Shirkadda hirkadda Startup Grind…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday labo nin oo ka mida madaxda Daacish ee…
War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu faahfaahiyey xaaladda…
Dowladda Talyaaniga ayaa ballanqaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee Dalka, kadib kulan dhex maray Guddoomiyaha…
