Browsing: Banaadir
Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska Gavin Williamson ayaa booqasho aan la shaacin ku jooga magaalada Muqdisho, wuxuuna shalay kasoo degay Garoonka…
Wararka laga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda…
Dabayaaqadii bishii January-2018; madaxweyne Farmaajo; ayaa Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan, waxa uu u magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir, taas oo ka…
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin oo maanta muddo saacado ah lagu xayiray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa faahfaahin ka…
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland oo xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Shaafi Raabi Kaahin ayaa la sii daayey markii saacado…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo boolis ah oo ay leeyihiin maamul Goboleedyada dalka laga howlgeliyay magaalada…
Wararka laga helaayo Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amniga ayaa xireen Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland…
Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa Magaalada Muqdisho looga furay tababar soconaya muddo bil ah oo…
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwad ku saabsan musuqmaasuq oo lagu soo eedeeyay Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarro dhowr ah oo ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen xalay degmada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa qeylo dhaan kasoo saaray tallaabada ay qaaday xukuumadda Soomaaliya ee taliyihii NISA ee G/Banaadir Saadaq…
Wararka Laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidamada…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Gaari oo Saaka ka dhacay xaafadda Galmudug ee degmada Hodan, Gobolka Banaadir, kasoo…
Iyadoo isbedello waaweyn ay ku socdaan Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa taliyihii NISA ee Gobolka Banaadir loo wareejiyey Booliska iyadoo loo…
Wasaaradda Arrimaah Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa dood ka furtay nooca uu noqonayo maqaama ay yeelaneyso caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kadib…
Wasiir ku xigeenkii hore ee howlaha guud iyo Guryeynta Soomaaliya Maxamed Cumar Geedi oo ayaa maanta shaaciyey inay Gurigiisa ay…
Maxkamadda Darajada koowaad ee dalka ayaa maanta dhageystay dacwad lagu soo oogay horjoogayaal ku eedeysanaa inay ka tirsan yihiin Kooxda…
In ka badan 6 qof ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho 24 saac ee ugu danbeeyay kadib falal khaarijin ah oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bilaaban doonaan duulimaadyada Xajka ee sanadkan, sida lagu sheegay war ay soo saartay Wasaaradda Diinta…
Golaha Wasiirada Xukuummadda Soomaaliya ayaa amniga Caasimadda hoos geeyay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya, halka markii hore uu hoostegi jiray ciidamada…
