Browsing: Banaadir
Ciidamo Boolis Nooc Cusub ah oo lagu arkay Wadooyinka Muqdisho [Ciidamadii Xasilinta oo la bedelayo]
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu arkay ciidamo nooc cusub oo Boolis ah, kuwaasoo watay gaadiidka dagaalka.
Waaxda Faya-dhowrka ee gobolka Benaadir u qaabilsan ayaa soo bandhigtay Raashin iyo Dawo dhacay oo ku jiray Bakhaarada Dekadda weyn…
Nadaafadda waxay ka mid tahay adeegyada asaasiga ah ee ka qeyb qaata caafimaadka iyo faya-dhowrka, waxaana muddo dheer maareynta qashinka…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhoweyd ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Dhaqdhaqaaq ka socda baraha bulshada ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuusan dabaaldeg u sameyn, dhaqaalena ku bixin…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la guddoonsiiyey abaamarin lagu magacaabay “Xilgudasho Qaran”.
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka socota munaasabad nooc cusub ah oo lagu bixinayo Abaalmarinta XIL-GUDASHO QARAN.
Imaamka Beesha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa casuumaad u sameeyay Safiirak Turkiga u fadhiga Soomaaliya Olgan Beker.
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka qarxiyey cidda bixisay dhulka danta guud fogeeyay inuu bixiyey Barxadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Qarax miino uu ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameynayo xilkii dhowaan loo magacaabay mid ka mida guddoomiye ku…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Degmada Wadajir oo sanadkii…
Wararka laga helayo xafiiska a’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inay gabagabo tahay magacaabidda taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda oo muddo saddex…
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan taageerada loo muujinayo ardayga Ismaaciil Axmed Maxamuud ee shalay ka qalin jebiyay Jaamacadda SIMAD,…
Xaflad kale oo soo dhoweyn ah ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho, taasoo loo sameynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir…
Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ayaa la sheegay inuu dalbaday in laga bedelo mid ka mida guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir…
DHAGEYSO: Qisada cajiibka ah Ismaaciil Axmed: Ardayga Xaaladda gaarka ah ee qabsaday Baraha Bulshada
Ismaaciil Axmed Maxamuud waa arday naafo ah kana qalin jebiyay jaamacadaha SIMAD ee magaalada Muqdisho, isagoo qaatay Shahaadada koowaad ee Banking…
Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod ee Xildhibaano ka tirsan labada Gole ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku dalbadeen…
