Browsing: Banaadir
Ururka Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay ee magaalada Muqdisho, iyagoo raahin bisil u…
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa cambaareeyay weerarradii qaraxyada ahaa ee shalay…
Qasaaraha dhismashada iyo dhaawaca Qaraxii weynaa ee Muqdisho ayaa hadda ku dhow 300 qof iyadoo dhaawacu ka badan yahay 400.
Dhalinyaro ay madaxa ugu xiran yihiin marooyin cas oo careysan ayaa bannaanbax ka bilaabay magaalada Muqdisho, kasoo sii xoogeysanaya.
Qaraxii qaasaraaha weyn dhaliyay ee Muqdisho waxaa ku geeriyooday mid ka mida saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Badbaado oo isku duba rida gurmada dadka ku waxyeeloobay qarixii…
Madaxwyenaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa amar ku bixiyay in diyaarad caafimaad oo gargaar degdeg ah ku qalabeysan oo diro magaalada Muqdisho.
Bannaanbax uu ku baaqay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo looga horjeedo Qaraxii weynaa ee dadka badan ku dhinteen shalay ayaa galabta…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay inuu ka mid ahaa xildhibaanno maanta booqday isbitaallada Muqdisho, wuxuuna sheegya in meydadka gaarayaan…
Dowladda Qatar ayaa shaacisay in qarixii Muqdisho ka dhacay shalay 14-ka Oktoobar ay waxyeello kasoo gaartay dhismaha Safaaradeeda, isla markaana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar uu kasoo saaray qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho u jeediyay…
Idaacadda iyo TV-ga Goobjoog ayaa shaaciyay inay hawada ka maqnaan doonaan, taasoo ay ugu wacan tahay qasaaraha kasoo gaaray qaraxii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa kormeer ku tegay goobta uu qaraxu ka dhacay…
Inta badan wadooyinka Muqdisho ayaa maanta xiran kadib qaraxii weynaa ee gilgilay magaalada Sabtidii shalay ee 14-ka Oktoobar.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka tegay goobtii uu qaraxii weynaa ka dhacay shalay ee Isgoyska Soope,…
In ka badan meydadka 20 qof oo ku dhinta qaraxii shalay ka dhacay isgoyska Soope ayaa laga soo saaray saaka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Qarixii qasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Iyadoo soo baxayaan faahfaahin ku saabsan qasaaraha qarixii ugu weynee ee Muqdisho ka dhaca ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay…
