Browsing: Banaadir
Qarax Miino ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Xeyle Dariise; jidka Ex. Koontrool Balcad.
Fal toogasho ah ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib marki sarkaal Boolis ah oo ku sugnaa agagaarka Daljirka Dahsoon…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka guuray Gurigii uu ka deganaa dhabarka danbe ee Madaxtooyada Soomaaliya, dhinaca degmada…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhoweyd ka guuray Hotelka Maa’ida ee u…
Warr kasoo baxay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu sheegay inuu aad uga welwelsan yahay iska hor imaadyada hubeysan…
Waxaa gudaha Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacay qarax sababay qasaare, iyadoo aan la ogeyn waxa dhaliyey qaraxaasi.
Dowladda Federaalka ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daadisay wadooyinka magaalada Muqdisho si looga hortago dadweyne la qorsheeyay inay maanta dhigaan…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in weerarka ay ciidamada Dowladda ku…
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay Warr uu ku saxiixan yahay Wasiirka Amnig Xukuumadda xilka sii heysa Xasan Xundubey Jimcaale oo lagu…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa rasaas saqdii dhexe kadib ka dhacday agagaarka Daljirka Dahsoon oo u dhow Hotelka Maa’ida oo ay…
Rasaas goosgoos ah ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho, xilligan oo ah saacad iyo bar ku dhowaad saqdii dhexe.
Odayaasha Dhaqanka magaalada Muqdisho oo uu hoggaaimayo Imaam Maxamed Yuusuf ayaa farriimo iyo waanwaan nabadeed u kala qaaday Musharixiinta Madaxweynaha…
Ciidamo uu hoggaainayo Jen. Yuusuf Siyaasd Indha-cadde ayaa caawa la wareegay Taallada Daljirka Dahsoon iyo agagaarkeeda oo Berri la filayo…
Musharixiinta Mucaaradka ayaa goor dhoweyd galabta socdaal dhoolatus ah ku tegay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho oo Berri la…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa War qoraal ah oo ay saartay uga digtay dadka dhalashada Mareykanka heysta inaysan u dhowaan…
Xaalad naxdin leh ayaa laga soo weriyey inay ka taagan tahay isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan kaliya…
DEGDEG: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo degay Goob u dhow Daljirka Dahsoon iyo ciidamo ay wataan…
Madaxweynayaashii hore ee dalka, kana mida Midowga Musharixiinta ayaa caawa degay agagaarka Taallada Daljirka Dahsoon oo Jimcaha ay shaaciyeen inay…
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mida Musharixiinta madaxweynaha Mucaaradka ayaa si cad u diiday amarro ay soo saartay…
Koox hubeysan ayaa toogasho maanta ku dishay Wiil dhalinyarro ah, ka m id ahaa sawir-qaadayaasha magaalada Muqdisho ugu caansan.
26-kii Janaayo 2021 ayey ahayd markii si lama filaan ah uu guddoomiyaha Gobolka Banadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) u…
