Browsing: Banaadir
Sii-haya Wasiirka Amniga xildhibaan Maxamed Abuukar Islow ayaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu qabto doorasho waqtigeeda ku dhacda…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa fowdo ka sameeyay shirweynihii Beesha Mudullood, kadib markii isagoo aan cod lasiin…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa wiil dhalinyaro ah u magacaabay Agaasimaha Isbitaalka Booliska ee Madina.
Kumanaan ka mida shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa ku ciiday xaafadda Daarusalaam, oo ka mida xaafadaha ugu bilicda wanaagsan…
Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog C/casiis Axmed Gurbiye ayaa laga sii daayey Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, kadib markii shalay ay Maxkamadda…
Munaasabad xarigga looga jaray furitaanka qeyb cusub oo ay dib udhis ku sameysay Shirkada Hormuud ayaa lagu qabtay isbitaalka Banaadir…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku riday eedeysane Isxaaq Keerow Aadan Cali oo loo yaqaan (C/ladhiif…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun maanta ku riday weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ah tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho.
Dabley hubeysan oo ak tirsan Alshabaab ayaa galabta magaalada Muqdisho ku dishay saraal ka tirsan ciidamada Booliska.
Deeqda waxbarasho ee ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ee ay bixiso Hormuud Telecom ayaa ku xirantay muddo saacad gudaheed ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha degmada Wardhiigley ay jug kasoo gaartay shaqaaqo gacmaha la isula tegay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya nin dabley ah oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidamada Dowladda uu…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeysay kiiskii Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye, iyadoo go’aanka ay ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino oo ka dhacay agagaarka isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, isagoo magacaabay…
Guri ka kooban saddex dabaq ayaa ku dumay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare kala duwan ka dhashay.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta la hor keenay eedeysane hore u leefay xabsi shan sano ah, kadib markii lagu…
Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka kala tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa nin hubeysan oo weerar ku qaaday Goob Mingiska lagu tumo oo ku taallada degmada…
Wiil dhalinyaro ah oo ka howlgala Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ayaa ku dhintay qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
