Browsing: Banaadir
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay inay aad iyo aad uga xun yihiin qasaaraha nafta iyo maalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maxaabiis ka tirsanaa Alshabaab oo xukunno hore loogu riday ay ka baxsadeen…
In ka badan 100 xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho, iyagoo u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo…
Waxaa garoonka magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad Milateri oo ay leeyihiin ciidamada cirka Dalka Qatar oo siday gargaar dawo iyo…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warkii ay shaacisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuna saabsanaa in dal…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in qaraxii 28-kii bishan…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa diyaarad milateri oo sida gargaar caafimaad iyo gurmad u soo diray magaalada…
Dad badan ayaa weli lagu la’ yahay qaraxii weynaa ee Ex Kontrol Afgooye, kadib markii 2 maalmood la ururiyey xogta…
Tirada dadkii ku dhintay qaraxii weynaa ee 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ayaa sare u kacday, kadib markii…
Qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex.Kontrol Afgooye iyo meydadka laba qof oo Turki…
Mid ka mida qisooyinka xanuunka leh ee laga diiwaangeliyey Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye oo warbaahinta…
Diyaarad weyn oo milatari oo dhinaca caafimaadka ah, ayna la socdaan dhaqaatiir, qalab caafimaad iyo Dawo ayaa saaka soo gaartay…
Waxaa soo gabagaboobay tira-koobka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol ee magaalada Muqdisho, iyadoo dad…
Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa shaaciyay qasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye…
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inay dhaqaatiir iyo gargaar caafimaad usoo direyso magaalada Muqdisho si loo caawiyo dadka ku waxyeeloobay qaraxii…
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Maxamed Maxamud Xasan “Bidey” ayaa ka hadlay Musiibadii Maanta ee Ex-Control Afgoye ee ay ku dhinteen…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaallada magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi Qaran oo la sheegay inuu ka shaqeynayo isku dubba…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Qaraxii qasaaraha badan dhaliyey ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu dib u dhigay safar uu…
