Browsing: Banaadir
Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa beeniyay warar looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan inuu xoog…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa cadaadis cusub saaray ku xigeenkiisa maamulka iyo Maaliyadda, kadib…
Guddoomiyaha xisbiga uu hoggaamiyaha u yahay Wadaadka u xiran dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta lagu xiray…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa ka jawaabay su’aalo adag oo laga weydiiyey sababta ilaalada xildhibaannada…
Waxaa mar kale waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho lagu xiray kaamerooyin cusub oo dhinaca amniga qaabilsan, kuwaasoo lagu arkay isgoysyada…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Nin Oday ah oo lagu eedeeyey…
Duqa magaalad Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo dhiggiisa Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar Jamal Madar ayaa heshiis lagu mattaaneynayo…
Madaxweynaha soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo auaa maanta daah furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka oo sanadakn dhaqan galaya.
Amarro cusub oo lagu xoojinayo Amniga ayaa lagu soo rogay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, kadib weerarkii maleeshiyada Alshabaab dhowaan…
Kulan ay taageerayaasha Wadaadka u xiran dowladda Soomaaliya ee Sheekh Mukhtaar Roobow ku yeeshaan magaalada Muqdisho ayaa looga dalbaday dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar kale maanta ugu dhoofay magaalada…
Hotelka SYL oo xalay ay weerar ku qaadeen dabley ka tirsan Alshabaab ayna ka dhex dagaalamayeen muddo 7 saacadood ah…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inaysan jirin dayacaad mas’uuliyad oo ka weyn in Alsahbaab ay gaaraan Hotel SYL oo…
Weerarka Alshabaab ku qaadeen xalay Hotelka SYL ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya wuxuu gebi ahaan ka duwanaa weerarradii noociisa ahaa…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheeay in qasaaraha ka dhashay weerarkii Hotelka SYL uu…
Ciidamada dowladda ayaa saaka u diiday saxafiyiinta warbaahinta Muqdisho inay tagaan Hotelka SYL ee xalay weerarku ka dhacay.
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii Dabley ka tirsan Alshabaab xalay ku galeen Hotelka SYL ee magaalada…
Qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay caawa weerar u qaadeen, gudaha u…
Taliska Booliska Soomalaiya ayaa ka hadlay weerarka ay Caawa maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weli socdo weerarka ay dabley ka tirsan Alshabaab ku galeen Hotelka…
