Browsing: Jubaland
War saxaafadeed caawa kasoo baxay Wasaarada dibadada Soomaaliya yaa lagu eedeyeyay dowladda Kenya inay soo abaabushay maleeshiyo ay hubeysay oo…
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee dalka Kenya oo kaabiga ku heysa Beledxaawo ayaa sheegaya inay madaafiic ku dhaceen guryo…
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalkii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay Askar badan oo isu dhiibay Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Beledxaawo ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka mida kuwii taabacsanaa Wasiirka Amniga Jubbaland lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu saaka dagaal mar kale ka qarxay magaalada xuduudka ku taalla ee Beledxaawo,…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in jabhad fallaago oo dowladda Kenya ay hubeysay inay usoo tallowday xuduudka Soomaaliya ayna weerar ku…
Ciidamo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Sheekh Maxamuud C/Nuur (Janan) ayaa xalay saqdii dhexe kadib weerar ku qaaday…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay maareeyihii hore ee Dekada Kismaayo, Cawil Cali Barre (Cawil…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii duqeynta ahaa ee lagu dilay nin lagu sheegay inuu yahay suldaanka Beesha H/Gidir ee…
Warr hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqeyn lagu dilay Suldaankii Beesha H/Gidir ee Jubbooyinka oo ka mid ahaa abadoonnada…
Guddomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Gedo ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, kadib markii uu farriin u diray madaxweynaha Somaaliya…
Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee xilka laga qaaday Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa xilka ku wareejiyey qaab aan la fileyn, kadib…
Guddoomyihii Gobolka Gedo ee hoos taga dowladda Federaalka ayaa xilka laga qaaday, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay Gobolka Gedo.
Madaxweynaha mamaulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa bilaabay dhexdhexaadin ku saabsan is-mari waaga ka taagan Doorashada…
Qoraalka Beesha Caalamka kasoo saartay is-mari waagga ka taagan Doorashada dalka ee 2021 ayaa inkastoo uu walaac ka muujiyey fulin…
Waxaa socda dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo ay wadaan Musharixiinta Madaxweynaha, maamullada diidan Doorashada ay wadato Madaxtooyada Soomaaliya iyo guddoonka Aqalka Sare…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in Madaxweynayahasha Puntland iyo Jubbaland ay War cusub ka qaadanayaan kasoo saarayaan Go’aankii…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa farriin ku saabsan Gobolka Gedo u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Alshabaab ayaa xaflad caleemo saar ah u sameysay suldaan cusub oo ay yeelatay Beesha jareer ee dageenada Jubbooyinka.
