Browsing: Jubaland
Shir ay taageerayaasha Axmed Madoobe ee Beesha Kuumade ku yeesheen magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda…
Siyaasiga reer Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe isagoo…
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda, waxaana lagu soo bandhigay degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ilaa saddex qof ay ku dhinteen qarax miino oo haleelay Gaari…
Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof magaalada…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) ayaa War-saxaafadeed uu kasoo saaray Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ku cambaareeyay faragelinta Madaxda Dowladda Federaalka…
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka iyo wasaaradda arrimaha…
Dowladda Somalia ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada maamulka Jubbaland ee la filayo inay dhowaan dhacdo.
Maxkamadda Alshabaab ee ku taalla magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Nin la sheegay…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar muddo qaatay oo uu…
Qoraal kasoo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir 30-kii Bishii April ee 2019 ayaa lagu caddeeyay in xeer ilaalinta dowladda Somalia ay…
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdi (C/rashiid Janan) oo Wasiirka ugu dhow iyo gacan-yaraha madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu dilay Oday Nabadoon Caan ka ahaa oo Magaciisa lagu sheegay Cabduqaadir Ibraahim Jeeri, kadib markii koox…
Ciidamada Xoogga dalka guutada 11-aad qeybteeda 43 ayaa soo bandhigtay sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Alshabaab oo lagu qabtay duleedka magaalada…
Sheekha ugu caansan culimada ay leeyihiin Alshabab Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa lagu arkay munaasabadii Ciidul Fitriga ee ka dhacay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul u weerarray siyaasadda Villa Somalia ee doorashada 2020 iyo dhaqanka siyasadeed…
Xildhigaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa jawaab ka bixiyay war kasoo yeeray Taliyaha Booliska Maamulka Jubbaland oo ku saabsanaa kiiska miinada…
Wasaarada arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa jawaab kulul ka bixisay War-saxaafadeed xalay ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo…
War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaaladaha ka taagan labada…
