Browsing: Jubaland
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Midowga Afrika Francisco Madeira ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in howlgalka dhacay magaalada Kismaayo lagu qabtay koox hubeysan oo la sheegay inay qorsheyneysay xaalad amni…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dagaal qaraar uu ka qarxay magaalada, iyadoo uu dhex marayo ciidamo ka…
XOG: Axmed Madoobe oo xil Qarsoon loogu magacaabay Shirkii Garowe & Shir Amni oo ka furmaya Kismaayo
Waxaa magaalada Kismaayo shir uga furmi doonaa Wasiirada amniga iyo Taliyeyaasha ciidamada afarta maamul Goboleedyo Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo K/Galbeed, kasoo…
Maamulka Jubbaland ayaa jawaab ka bixiyey warkii kasoo yeeray Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo xisaab-xir ka dalbaday…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta ka hadlay shirka Madasha maamul Goboleedyada ee magaalada Garowe ayaa si weyn…
Iyadoo maamulka Puntland uu shaaciyey in maanta uu magaalada Garowe ka furmayo shirka madaxda dowlad Goboleedyada ayaa waxaa halkaasi siyaabo…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka dhoofay magaalada Kismaayo, isagoo ku sii jeeda magaalada Garoowe ee Puntland.
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) iyo saraakiil la socota oo maanta Gaaaray Magaalada Kismaayo…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Duqeyn cirka ah ay xalay ka dhacday duleedka Magaalada Kismaayo, iyadoo…
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose, iyadoo ay…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray oo C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mida saraakiisha Ururka ONLF oo dowladda Soomaaliya ay…
Kooxda Alshabaab ayaa markii labaad muddo 3 maalmood gudahood ah xukun toogasho ah ku fulisay rahg lagu soo eedeeyay inay…
Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe aya sheegay in kooxda Alshabaab aay toogasho ku fulisay 5 nin oo Soomaali ah,…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyey in duqeyn dhinaca Cirka ah oo lagu qaaday koox ka tirsan Alshabaab duleedka…
Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan Abuukar Baalle ayaa sheegay in markab dhuxul sharci-darro ah kasoo qaaday Soomaaliya…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa dowladda Kenya ugu baaqay inay furto xuduudka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya…
Ciidamada Millatariga ee ku sugan gobolka Gedo ayaa qaaday howlgal ay ka sameeyeen degmada Ceelwaaq, hawlgal lagu soo qabtay xubno…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay qaraxyo ka dhaceen degmada Ceelwaaq, iyadoo la beegsaday Maqaayad ku dhow Saldhigga…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyey in weerarka cirka oo loo qaaday is-difaac lagu dilay xubno ka tirsan…
