Browsing: Jubaland
Howlgal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inu lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab, iyadoo ay ka qeyb…
Madaxa wafdigii Aqalka sare ee Baarlamaanka oo loo diray magaalada Kismaayo ayaa si cad ula saftay maamulka Jubbaland ee Axmed…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada Isbitaalka degmada Saakow oo diyaarado dagaal ay duqeeyeen, iyadoo warar kala duwan kasoo baxeen…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 12 ka mid ah maleeshiyaadka Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Saakow ee gobolka…
Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka geystay degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe oo kadib Saqdii dhexe ee xalay, iyagoo duqeynta…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Maxamed Axmed Islaam (Madoobe) ayaa kulan kula yeeshay magaalada Kismaayo wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
Wafdigii ka socday Golaha Aqalka sare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo saaray amar ku socda wasiirada iyo xubnaha maamulkiisa oo ku saabsan…
Shirkii madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya uga socday magaalada Kismaayo 4-8 bishan September ayaa laga soo saaray war-murtiyeed aad u dheer…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay fashilantay waanwaan uu Madaxda Ddowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada dalka ee halkaasi ku shirsan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo oo shir uga socdo madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa sheegaya in caawa ay halkaasi ka…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul uga hadlay hab dhaqanka dowladda Soomaaliya iyo qaabka ay dalka…
Waxa goor dhoweyd Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka furmay shirkii Golaha Iskaashiga dowlad-goboleedyada oo ay ka…
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa kulan Magaalada Kismaayo kula yeeshay Madaxda maamul goboleedyadda halkaas isugu tegay.
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland waxaa ku qulqulaya Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka oo shir uga furmi doono…
Wararka laga helayo Gobolkaa J/Dhexe ayaa sheegaya in duqeyn Culus ay ka dhacday Saldhig ay Al shabaab ku leeyihiin magaalada…
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal ka dhacay Gobolka Gedo ay ku qabteen xubno ka tirsan Alshabaab oo…
Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland ayaa maanta abaabulay bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo looga dalbanayo inuu…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in bannaanbaxyo waaweyn oo looga horjeedo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe…
