Browsing: K/Galbeed
Maamulka K/Galbeed ayaa maanta soo gabgabeeyay Doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee degaanada maamulkaasi laga soo doorto.
Sidee Farmaajo u dhex galay Isbaheysigii Doorasho ee Beelaha Dir iyo Digil & Mirifle yeelan lahaayeen..?
Maamulka K/Galbeed oo shaaciyey liiska xildhibaanadii ugu danbeeyay ee lagu dooranayo Magaalada Baydhaba
Liiska Lix xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Baydbaba: Shariif Xasan oo waayey kursigii Beeshiisa
Akhriso: Qoraalka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta ay Shariif Xasan ku siiyay Fasaxa Hub qaadashada
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ee Maamulka Koonfur Galbeed ka dhcay doorashada lix ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Akhriso: Magacyada Saddex Xubnood oo dacwad ka gudbiyey Kursiga iyo Wasiir C/rashiid ka mida
