Browsing: Somali
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa gaarsiisay dowladda Ukraine digniintii ugu danbeysay ee ku saabsan in Ciidamada Ruushka ay muddo 48 saac…
Sidee Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka iskiis ugu fasaxi karaa Kuraas aan looga dacwoon Guddigiisa..? (Akhriso Khaladaadka ku jira Qoraalka laga…
Qaraxyo xoog leh ayaa gilgilay saldhiga ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee Gobolka SH/Dhexe.
Akhriso Qoraalka uu Baarista ku dalbaday Rooble iyo Xeerka uu adeegsaday ee uu soo saaray Xasan Kheyre
RW Rooble waa inuu shaqo joojin degdega ah ku sameeyo shaqsiyaadka qeybta ka ahaa Saxiixa heshiiska (Akhriso Qoraal culus)
Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku qabtay kuraastii ugu horeysay ee Golaha Shacabka.
