Browsing: Somali
Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey caawa 11-ka kursi oo lagu dooranayo maamulka Koonfur Galbeed.
Koox dabley ah ayaa toogasho ku dishay maanta Oday Nabadoon ah oo aan ka ahaa degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Haweeney kasoo jeeda magaalada Boorame oo muddo laba jeer ay maamulka Somaliland u xireen Calanka Soomaaliya oo ay mar ku…
Maxaabiis halis ah oo ku eedeysanaa falal argagixiso, kana ka baxsatay Xabsiga weyn ee Kamiti, dalka Kenya ayaa la qabtay…
Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey Geelle) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dib loogu doortay.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil qorsheysan oo caawa maqribnimadii ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa amar cusub kusoo rogtay iskuullada dawladda ee ku yaala Gobolka Banaadir, iyadoo fartay inaysan ka…
Booliska dalka Uganda ayaa faahfaahin iyo xog yaab leh ka bixiyey qaraxyo maanta ka dhacay bartamaha magaalada Kampala ee caasimadda…
