Browsing: Somali
Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji ayaa codsi u dirtay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo doonaya inuu…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa qorshe yaab leh u degay amarkii uga yimid Ra’iisal…
Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasin Xaaji Dahir ayaa jawaab ay shuruud ku xiran tahay u diray Ra’iisal…
Rasaas culus ayaa ka dhacday agagaarka xarunta madaxtooyada dalka Guinea ee Conakry, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan inuu dhacay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA,…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa gudoomiye cusub u magacabay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaaf muddo…
Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu si ulakac ah u burburiyey Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul iyo Qalabkii uu ku howlgeli jiray…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa degdeg ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, kadib amar kasoo baya Ra’iisal…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda soo saaro liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee laga…
Xog cusub ayey bixisay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii hay’adda NISA ay sheegtay inay u gacan gashay Alshabaab,…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qaraxyo caawa laga maqlay magaalada.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo caddeeyay inaan…
Odayaasha dhaqanka Beesha Gaaljecel ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho klasoo saaray go’aankooda ku saabsan arrinta Ikraan Tahliil Faarax.
Maqnaanshaha 70-ka maalmood socday iyo Geerida ka danbeysay ee Ikraan Tahliil Faarax oo ay shaacisay Hay’addii ay u shaqeyneysay ee…
Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsanaa Baarlamaankii 10-aad ee Federaalka ayaa si kulul uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo…
Daalibaan oo weerar culus u qaaday Gobolka Dooxada Panjshir oo ah halka ugu dambeysa ee dalka Afghansitan ee gacanteeda ka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xmaamulka Hirshabele ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu qaaday Guri ku…
Midowga musharixiinta ayaa war kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil Faarax ee ay shaacisay Hay’adda NISA, iyagoo tacsi diray qoyskeeda.
Al-shabaab ayaa soo saartay Wararka ayaa sheegaya cad oo ay ku sheegtay inaysan wax lug ah ku lahaun afduubka iyo…
