Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay xaafada Howl-wadaag ka Afduubteen wiil dhalinyaro ah.
Hooyada dhashay Gabadhii u shaqeyneysay NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa gaashaanka u dhufatay warka kasoo baxay NISA ee ah…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wax aan maangal ahayn ku tilmaamay in Ikraan Tahliil oo in ka badan labo bil…
Xildhibaan Mahad Maxmaed Salaad ayaa dilka Ikraan Tahliil oo ka mid ahyad hay’adda NISA ku eedeeyay agaasimaha Hay’adda Fahad Yaasiin,…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa goor dhoweyd caawa shaacisay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax oo…
Hanti-dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda hay’adaha dowladda Federaalka ee galay heshiisyada quseeya hantida…
Ilo kudhow Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa laga soo xigtay inay Gabadha ka tirsaneyd Hay’adaasi ee la waayey…
Dowladda Qatar ayaa diyaarad sida koox farsamo u diray Garoonka magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan oo ay hadda maamulaan dhaqdhaqaaqa…
Xarakada Daalibaan ayaa shaacisay inay go’aansatay dagaal ay ku qaado Gobolka Panjshir ee uu ka taliyo Axmed Mascuud oo uu…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Sheekh Cali Dheere) ayaa farriin cod ah oo digniin ah usoo duubay…
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka amar qaadanaya Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Farmaajo ayaa maanta qarxiyey dagaal siyaasadeed nooc…
Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa baabi’iyey heshiis uu Wasiirka warfaafinta xukuumadda xilgaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe shirkad gaara ugu ogolaaday inay…
G/Banaadir oo dalbaday in muddo Isbuuc ah lagu wareejiyo maamulka Isbitaallada Jazeera iyo Yardimeli
War kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu dalbaday in maamulka Isbitaallada waaweyn ee kala ah Jazeera iyo Yardimeli muddo…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa culeysyo soo food saaray dartood la sheegay inuu furayo tartanka kuraasta Aqalka sare ee…
Alshabaab ayaa dil toogasho ah ku fulisay haweeney lagu soo eedeeyay inay ka tirsaneyd maamulka Hirshabeelle, kana howlgeli jirtay magaalda…
Puntland ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee ay uga qeyb qaadaneyso dagaalka Alshabaab iyo Galmudug ku dhex maraya Koonfurta Gobolka…
Ciidamada Mareykanka ayaa isaga baxay dalka Afghanistan, iyadoo xalay ka hor habeen barkii xilliga dalka Afghanistan 31 Ogost 2021 ay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddiyada Doorashooyinka ee heer Federaal FIET, Heer Dowlad Goboleed…
Horjoogihii Alshabaab ka tirsn, una qaabilsanaa dhinaca Caafimaadka ee Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka ee ku…
