Browsing: Somali
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib ugu laabtay magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, kadib markii ay…
Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hogaanka u yahay Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa qaadcacay Habraacyadii kasoo baxay Madasha Wadatashiga Qaran ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus oo maleeshiyada Alshabaab iyo ciidamada dowladda / Galmudug ku dhex maray Degaanka…
Kadib kulan ay maqribnimadii shalay ilaa xalay socday oo ay yeesheen Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Midowga Musharixiinta ayaa la isku…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii aya maleeshiyada Alshabaab weerar culus ku qaadeen degaanka Camaara ee…
Waxaa kulan maqribnimadii caawa dhex maray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kaasoo looga dooday khilaafka ka dhashay…
Wasaaradda Arrimaha Dibedda dowladda Eritrea ayaa si kulul uga jawaabtay cunaqabateyn Mareykanku kusoo rogay Taliyaha guud ee ciiadmada dalkaasi, kadib…
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogtay Taliyaha Ciidamada dalka Eritrea loo heysto kaalintii uu ku lahaa tacadiyo ka dhan ah…
Kulan gaara oo xasaasi ah ayaa u socda Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo isku maandhaafay Hanraacyada…
Waxaa soo baxaya diidmo weyn oo lagala hor yimid Hab-raacyadii kasoo baxay Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku…
Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ee la wareegay inta badan dalka Afghanistan ayaa shaacisay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereeyen maleeshiyadka ku sugan Dooxada Panjshir…
Midowga Musharixiinta ayaa diiday Habraacyadii ay xalay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee ku saabsanaa Doorashooyinka Dadban ee 2021.
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa si adag uga hor yimid Habraacyadii Doorashada ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay kacsan tahay xaaladda magaalada, kadib markii ay xalay…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun 15 sano oo xarig ah ku riday Nin la…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke ayaa ka digay qalalaase ay dhaliyaan habka loo maamulayo Doorashada dadban ee…
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shirkoodii Muqdisho 21-22 Ogost 2021 kasoo saaray War-murtiyeedka lagu faahfaahiyey habraacyada Doorashada, Dhaqaalaha iyo Amniga, iyadoo…
Wararka laga helyo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo beeleed is abaabulay oo ka horeeda madaxweynaha Hirshabeelle ay qabsadeen saldhiga…
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa Muqdisho lagu soo gababeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Midowga Musharixiinta ayaa go’aanadii ugu cuslaa ka qaatay Doorashada Dadban ee 2021, kadib shir uga socday Muqdisho oo la filayo…
