Browsing: Somali
Si lama filaan ah ayaa loogu doortay Madaxweynaha Soomaaliya 7-dii Febraayo 2017, kadib markii ay saaciday dabeyl siyaasadeed oo isbedel-doon…
Waxaa sii xumaaneysa xaaladda Garoonka Diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kaabul oo ay ka socdaan daadgureynta Ajaaniibtii dalkaasi ku noolaa…
Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ee Muqdisho ayaa galay maalintii labaad, iyadoo caqabado badan ay horyaallaan Doorashada Dadban ee qeyb…
AMISOM ayaa WAR SAXAAFADEED cusub kasoo saartay xasuuqii Golweyn ee askarta Uganda geysteen, waxaana qoraalka lagu caddeeyay inuu socdo baaritaan…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa War kasoo saaray arrinta dilkii xasuuqa ahaa ee ciidamada AMISOM ku laayeen…
Golaha Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray farriin ku socoda shirka…
Dood weyn ayaa baraha bulshada ka dhalatay kadib soo dhoweyntii Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ee magaalada Muqdisho, taasoo u…
Waxaa xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdiaho maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalmo dib u dhacay.
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab) ayaa ku dhawaaqay in la xiri doono Jaamacaddaha aan buuxin shuruudaha loo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la isla dhex marayey oo ku saabsan xayiraad duulimaad oo lagu soo rogay diyaarado…
Wasiirkii hore ee Waxbarashada xukuuamdda Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa weerar qaawan oo afka ah ku qaaday Madaxweyne ku xigeenka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday degaanka Sabiid ee duleedka degmada Afgooye,…
Wararka laga jelayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay xireen siyaasi kasoo jeeda Puntland oo ku sugnaa magaalada.
Akhriso: 4 Qodob oo looga hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga ee Doorashooyinka iyo xilliga uu furmayo
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa la shaaciyey inuu Sabtida 21-ka Agoosto, 2021 ka furmayo xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Wixii ka danbeeyay markii la wareegtay dalka Afghanistan, waxaa soo baxayey faahfaahinta kooxdan oo markii ugu horeysay la arkay ciidamadeeda…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in Booliska Somaliland ay xabsiga dhigeen C/maalik Muuse Coldoon oo ah saxafiyo iyo…
Bannaanbax looga soo horjeedo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ee ka howlgla Gobolka Sh/hoose ayaa ka…
Tan iyo intii uu xilka qabtay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ku soo beegmay xilli ay xiisad siyaasadeed ka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa socdaal rasmi ah ku tegay dalka Turkiga, isagoo wadahadal la yeeshay Madaxweynaha dalkaasi Rajeb…
