Browsing: Somali
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil khaarijin ah ku fuliyeen guddoomiye…
Madaxweynihii Dalka Afghansitan ee dalkiisa ka tegay Ashraf Ghani ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay xaaladii uu…
Madaxweynaha dalka Uganda Yowweri Musaveni ayaa qirtay in ciidamadiisa Soomaaliya ee ka tirsan howlgalka AMISM ay dhowaan gobalka Shabeelada hoose…
Turkiga wuxuu diyaar u yahay inuu Daalibaan siiyo taageero ‘Farsamo iyo mid Amni’ -Maxaa isbedelay?-
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay taageero farsamo iyo mid amni siiso Daalibaan oo dhowaan la wareegtay…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lasoo weriyey in maanta lagu dilay degaanka Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Xoogagga Daalibaan ayaa burburiyey taallo loo dhisay hoggaamiye maleeshiyo Shiico ah oo hore ula dagaalamayintii uu socday dagaalkii sokeeye ee…
Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Guddiga Doorashada Heer Federaal, kadib markii uu shalay soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaannada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa galabta ka dhacay degaanka Shabeelow ee ka mida degaanaad hoostaga Bacaadweyne,…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanka Shabeellow ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal ku dhex maray…
Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen xiriirkii iyo shirarkii ay la lahaayeen AMISOM ee ku saabsanaa xasuuqii…
Qarax culus ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday Guddoomiyihii degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax lala beegsaday guddoomiyaha Degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray goor dhoweyd Habraaca Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, xilli la filayey inay ka…
Wasiiru Dowlaha Wasaarada waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed (Jaabiri) ayaa ka digay in waxa ka dhacay Afghanisan ay Soomaaliya…
Qabsashada degdegta ah ee Taalibaan ay ku qabsatay Afghanistan ayaa muujineysa walaac ah inay dhiirri-gelin karto kooxaha kale ee maleeshiyaadka…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisii ahaa in ciidamada Mareykanka laga saaro Afghanistan, xilli ay si degdeg ah ay…
Sawir aad loola yaabay ayaa laga qaaday boqolaal Reer Afghanistan ah oo Diyaarad ay leeyihiin Milateriga Mareykanka ka raacay Garoonka…
Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kaabul ayaa rasaas kale adeegsaday si ay Garoonka uga…
Ra’iisul Wasaarha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qaahira…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa kadib shir muddo saddex maalmood ah uga socday Golaha Midowga Musharixiinta ayaa laga soo Saaray War-murtiyeed…
