Browsing: Somali
Qarax Miino ayaa ka dhacay degaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay guddoomiyihii degaankaasi.
Israa’iil iyo kooxaha Falastiiniyiinta ayaa gaaray heshiis xabbad joojin oo ilowday saaka aroortii kadib socday muddo 11 maalmood ah.
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Dramani Mahama ayaa ka noqday inuu aqbalay xilkii ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray war hordhac ah oo ku saabsan baaritaan ay bilaabeen kiiska Geerida Marxuum Rumaan Cabduqaadir…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashada oo maanta la filayo inuu ka furmo caasimadda Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay gabar lagu faafiyey baraha Bulshada inay is-dishay magaalada Muqdisho xilli ay iska duubeysay muuqaal…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ayaa soo saaray magacyada Jaamacadaha dalka ee ka gudbay wejiga…
War kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay taageero buuxda u hayaan Ra’iisal wasaare Rooble.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Lafatagareen) ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shirka Qaran…
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Samad Cali Shire oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad Goboleedka Puntland.
Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Maxamed ayaa magacaabay Gole wasiiro cusub oo maamulkiisu yeesho, kadib markii ay ku qaadatay muddo ku dhow…
Weerarro dhaliyey qasaare isugu jira dhimaho iyo dhaawac ayaa maanta hareeyay xarunta maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar iyo duleedkeeda, markii…
Hay’adda Cilmi Baarista ee Heritage ee fadhigeeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa talooyin u soo jeedisay Ra’iiul Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu soo dhoweeyay maqribnimadii caawa garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dowladda Turkiga ayaa caddeysay inaysan mas’uul ka ahayn falalka lagu eedeeyay ciidamada ay u tababartay dowladda Federaalka ee Soomaaliya, tasoo…
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalbaday inay qeyb ka noqdaan Shirka Wadatashiga Doorashooyinka ee la filayo inuu Beri ka furmo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa beeniyay War lagu qoray warbaahinta Kenya oo ku saabsan in Somalia iyo…
