Browsing: Somali
Jeneraal Yuusuf Maxamed Indhacadde oo ka mid ahaa saraakiishii hoggaaminayesay ciidamadii la baxay badbaado Qaran ee ka hor yimid muddo…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda xilgaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay warar si weyn loogu baahiyey Baraha bulshada oo ku saabsan in…
Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay magacaabista Madaxweynihii hore John Dramani Maharna ee dalka Ghana loo magacabay inuu noqdo ergeyga gaarka…
Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay garsoore xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kadib weerar ay ku qaadeen koox dabley ah…
Shiinaha ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay kusoo dhaceen haraagii Gantaalka dalkaasi u diray hawada ee ‘Long March 5B.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gantaalkii Shiinaha ee ‘Long March 5B’ dhulka kusoo dhacay, isagoo burburay markii uu…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulamo kala gaara guryahooda ugu tegay madaxweynayaashii hore ee dalka oo…
Waxaa la filayaa inuu dhulka kusoo dhaco burburka Gantaalka Shiinaha ee CZ-5B ah oo loogu magac daray (Long March 5),…
Gantaalkii Shiinaha ka faraha baxsaday oo maanta dhulka ku soo dhacaya iyo Dalalka laga cabsi qabo..
Xarunta Cilmi-baarista iyo Horumarinta Dayaxgacmeedyada ee Mareykanka ayaa sheegtay in gantaal ay Shiinaha toddobaadkii hore hawada sare u dirtay balse…
Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa ku eedeeyay in qaar ka mida siyaasiyiinta Mucaaradka ee magaalada…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa fasaxday oo sii deysay laba ka mida eedeysanayaashii loo heystay dilka Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin…
Dowladda Turkiga ayaa bogaadisay kaalintii ay dowladda Qatar ka qaadatay soo celinta xiriirkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, waxayna soo dhoweysay in…
Midowga Afrika ayaa Madaxweynihii hore dalka Ghana John Dramani Mahama u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya, kaasoo ka shaqeyn…
Caruur fara badan ayaa ku geeriyootay roob xalay ka da’ ay magaalada Muqdisho, iyadoo tirada caruurtaasi warar kala duwan kasoo…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Jeddah iyo Boqortooyada Sacuudiga.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa haweeney u magacaabay inay noqoto ku xigeenka xoghayaha joogtada ah ee xafiiska…
Jeneraal Cali Carraaye Cosoble (Gacmadulle) ayaa magaalada Muqdisho kula hadlay ciidamada ka hortegay muddo kororsigii ee ka baxay caasimadda.
Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo hore u soo noqday Ra’iisal wasaare ku xigeen iyo wasiirkii Arrimaha dibadda ayaa maanta ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka magaalada Muqdisho.
