Browsing: Somali
Xarunta Cilmiga Xiddigiska ee Caalamiga ee fadhigeedu yahay Dubai ayaa shaacisay xillig ay ku beegan tahay dhalashada bisha Ramadaan ee…
Waxaa socda qorshe cusub oo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku doonayo inuu ku wajaho Maamulka Jubbaland.
Madaxda Dowladda Federalka, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta oo Arbaco ah dib u anba qaadaya shirkii…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in Galmudug ay degaanno iyo maamullo kale ka hortaagan yihiin Alshabaab.
Dalka Jordan waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka taagnaa Xiisad u dhaxaysay Boqorka dalkaasi Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza…
Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada inay heshiis ka…
Horjoogayaal muhiim ah oo Alshabaab u qaabilsanaa Qaraxyada ka dhaca Muqdisho ayaa la ogaaday inay dhinteen siyaabo kala duwan.
Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaannada Baaralmaankii 10-aad ayaa si aan hore loo arag ugu jawaabay Senator C/raxmaan Faroole…
Garsoorka dowladda Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa laba jeer xiray dacwado lagu soo oogay C/rashiid…
Shirkii Afisyoone ee madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa mar kale dib u dhac ku yimid, iyadoo lagu waday…
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ayaa soo bandhigtay muqaallo muujinaya inay qabsatay Saldhigga ciidamada dowladda ee Bariirre, Gobolka SH/hoose oo ay weerar…
Senator C/raxmaan Maxamed Faroole oo madaxweyne ka soo noqday Puntland ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadda dalka iyo wadahaladda Doorashada ee…
Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay saraakiil ka tirsaney ciidamada dowladda Soomaaliya ka goosatay, cafiska weydiistay maamulkasi.
Dowladda Ingiriska ayaa madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone ugu yeertay inay la yimaadeen debecsanaan wax dhiseysa iyo xal…
Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone inay heshiis gaaraan.
Dowladda Soomaaliya ayaa is-barbar taagtay Boqorka dalka Jordan Cabdalla Bin Huseen oo qalaase ka heysto Gudaha qoyskiisa markii uu xabsi…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay madaxda maamul Goboleedyada taageersan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Wiil dhalinyarro oo Soomaaliyeed ayaa lagu dilay degaanka Etobicoke ee magaalada Toronto, dalka Canada.
Muqdisho oo murugo ku sagootisay Dhalinyarradii lagu laayey Qaraxii Shangaani (Akhriso Magacyadooda)
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu aaskay dhalinyarradii lagu laayey qarixii Saddexda Geed ee degmada Shangaani ka dhacay xalay, iyadoo baroordiiq…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la isku mari waayey shirkii Gogolxaarka ahaa ee u dhaxeeyay madaxda maamul…
