Browsing: Somali
Waxaa xalay Isbitaal ku taalla magaalada Nairobi ku geeriyooday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed, waxaana la sheegay inuu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay qoraal uu madaxweynaha waqtiga ka dhammaatay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uga tacsiyadeynayo geeridii madaxweynihii hore ee…
Waxaa caawa maqribnimadii la xaqiijiyey inuu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Safiirada cusub ee Ingiriiska u soo magacaabay Soomaaliya Kate Foster ayaa maanta waraaqaheeda aqoonsiga u gudbisay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ganaax lacageed kusoo rogay shacabka iyo Ganacsatada magaalada Muqdisho haddii ay xiran waayeen Af-saabka (Facemask) ka…
Qarax miino ayaa lagu beegsaday Gudoomiye ku xigeenka Degmada Yaaqshiid ee dhinaca arrimaha bulshada Cabdullaahi Yuusuf Maxamed Shiilow.
Ra’iisal wasaarihii hore Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tegay xarunta uu Xalane ka degan yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed…
Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan kaalinta madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku yeelan doono…
Midowga Musharixiinta ayaa qoraal cusub oo ay saareen nasiib darro ku tilmaamay xaaladda amni ee dalka iyo fashilka ku yimid…
Waxaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho lagu qarxiyay Gaari halkaasi ka waday wacyi gelinta Cudurka Covid-19 oo cod-baahiye ku xirnaa,…
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan inuu qasaare geystay.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac…
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareysaya weerarkii Hoobiyayaasha ee lagu bartilmaameedsaday xarunta Xalane ee Muqdisho.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga joojiyey Guddoomiyihii Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari, kadib…
Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa war cusub kasoo saartay caawa qaabka dhageysiga Dacwadda kiiska Badda ee Somaliya iyo…
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyadoo faahfaahin dheeraad ah laga helayo.
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Huseen ayaa Magacaabay seddex Wasiir oo cusub ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda ee sida kala…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi la socda ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
