Browsing: Somali
Jugta madaafiic loo maleynayo inay hoobiyeyaal ahaaheey ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho , gaar ahaan degaanada u dhow…
War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam uu maanta gelinka danbe tegayo magaalada Muqdisho.
Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ee AFRICOM ayaa howlgal wadajir ah oo isugu jira duqeyn iyo weerar toos ah ka…
Waxaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Beesha Caalamka ayaa ku jirta dadaalkii ugu danbeeyay ee qabanqaabada shirkii wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada oo lagu…
Alshabaab fageaare ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Gobolka J/Dhexe ku dishay shan nin oo ay kusoo eedeysan inay basaasiin u…
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay uu cinwaankiisu ahaa “La socodsiinta xaaladda adag ee is-mari waaga siyaasadeed ee halista…
Madaxweynaha Somalialnd Muuse Biixi Cabdi ayaa Khudbad-Sannadeedkiisa maanta u jeediyey Golayaasha Somaliland, isagoo si faahfaahsan uga hadlay xaalada maamulkiisa ee…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa sheegay in maalmaha u harsan madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee…
Maamulka Gobolka banaadir ayaa shaaciyey in Ganaax lagu soo rogi doono dadka aan qaadan tilmaamaha caafimaad ee ka hortagga cudurka…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay Guddi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb galaya dhageysiga Dacwadda Arimaha Badda…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada Soomaaliyeed ayaa farriin culus u diray madaxweynayaasha Puntland yo Jubbaland, isagoo muuqaal…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii ay ku qaadeen Xabsiga weyn ee Magaalada Boosaaso, iyadoo farriin cod ah oo arrintan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Federaalka, ahna musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn sheegay wixii ay isku khilaafeen…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu saaray xilkii uga qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan…
Beesha Caalamka ayaa dadaal xoog leh ugu jirta qabanqaabada shirkii wadatashiga Madaxda dowladda Federaalka iyo Mamaul Goboleedyada ee muddo saddex…
Iyadoo weli taagan yahay khilaafka Doorashada Dalka ee ka taagan fulin la’aanta heshiiskii 17-kii September 2020 ayaa waxaa dhinaca kale…
Musharax ka maqnaa Shirkii lagu kala tegay ee Hotel Decale oo soo jeediyey in lasii wado wadahadalka
Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo ka mida Midowga Musharixiinta, ahan afhayeenkooda ayaa soo jeediyey in lasii wado wadahadlaka Midowga iyo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa kashifay sidii uu ku fashilmay shirkii ugu danbeeyay ee Hotel Decale ku dhex maray Ra’iisal…
Su’aalo badan ayaa ka dhashay qarixii xalay lagu weerarray Maqaayadda Luul Yemani ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu ku soo…
