Browsing: Somali
26-kii Janaayo 2021 ayey ahayd markii si lama filaan ah uu guddoomiyaha Gobolka Banadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) u…
Wararka laga helayo magaaalada Baydhaba oo shirku uga socdo Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa sheegaya inuu maalintii…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, haddana ah Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday (Maxamed C/llaahi Farmaajo)…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa farriin cusub kasoo saaray Bannaanbaxa ay ku dhawaaqeen inuu Jimcaha ka dhacayo magaalada Muqdisho.
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo oo ay ka socdaan shirar xasaasi ah oo…
Waxaa magaalada Baydhaba ee maamulka K/Galbeed ka furmay shirkii Guddiga Farsamada ee xal u helidda khilaafka Doorashooyinka, iyadoo ay Beesha…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxda mucaaradka ayaa ku midoobay tacsida loo dirayo qoyska iyo…
Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare: “Farmaajo wuxuu mar kale ku tuntay Dastuurkii dalka, isagoo og…”
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa ku eedeeyay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Mid ka mida siyaasiyiintii ugu waaweynaa ee Soomaalida Kenya ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Maanta oo ku beegan 15-ka Febraayo waxaa lagu waday inay shir isugu yimaadaan magaalada Garowe madaxda dowladda Federalka iyo maamul…
Cudurka Covid-19 ayaa si weyn uga laba kacleeyay Soomaaliya iyo iyo gaar ahaan caasimada, waxaana 24-kii saac ugu danbeeyay Muqdisho…
Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ayaa sallaan iyo raaligelin ugu tegay Imaamka Beelaha Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay bannaanbax Nabadeed oo Jimcaha ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dalbanayo Doorasho dalka ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka laabtay amar xalay lagu xiray qeyb ka mida Isgoyska…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa si kulul uga hadlay dhagxaan xalay lagu xiray qeyb ka mid isgoyska Dabka ee…
Aqalka Sare ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay xeerka uu saxiixay Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Warr kasoo saaray Haween lagu dilay degmada Deyniile oo meydadkooda lagu arkay xaafad ka tirsana…
Wararka laga helayo degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaaya in saakay meydadka saddax qof oo haween ah lagu arkay…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa markii labaad ka badbaaday mooshin lagu eedeyn ahaa inuu ka danbeeyay weerarkii ay…
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa Caaw dhagxaan ku xiray Isgoyska muhiimka ah ee Dabka oo ah barta labaad ee laga…
